Wednesday, February 9, 2011

Magacyada Maxaabisti laga soo Qaybtay Dagaalkii Kalshaale

PDF Print E-mail
Wednesday, 09 February 2011
Magacyada Maxaabisti laga soo Qaybtay Dagaalkii Kalshaale Maxaabiista lagu soo qabtay dagaalkii  kalshaale ee hada lagu hayo xabsiga magaalada Burco ayaa magacyadoodu kala yihiin.     1.Carab  Xasan Fadal.2.Faarax Jaamac Cali.3.Maxamed Cumar Ismaaciil.4.Maxamed Rashiid Tuur.5.Cali Daahir Ismaaciil.6.C/risaaq Sanyare Maxamed.7.Dhuux Axmed  Daahir.8.Shaafici  Xasan Saalax.9.Maxamed Axmed Cabdi.10.Cabdilaahi Muuse Diiriye.11.Xasan Cabdi X.Haaruun.12.Jaamac Saleebaan Geele.
13.Cabdi Axmed Muxumed
Maxaabiistii lagu Soo Qabtay Dagaalki kalshaale ayaa  la Soo Gaadhsiiyey Xabsiga Dhexe Burco.

0 comments:

Post a Comment