Wednesday, February 16, 2011

Fannaankii Weynaa Ee Axmed Cali Dararamle Oo Caawa Ku Geeriyooday Magaalada London

 London(BCT)-  Waxaa caawa wadanka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London  ku geeriyooday  Alla ha u naxariistee Axmed Cali Dararamle   oo ka mid ahaa muusikiistihii hobolada waaberi ee caanka ahayd ,Marxuumka oo ku noolaa magaalada London wakhti badan laguna arki jiray goobaha ay xafladuhu ama fannaaniintu isugu yimaadaan.


Waxa ay maamulka shebekedda caalamigga ah ee http://www.burcotoday.blogspot.com/ iyo ay akhrista-yaasha qoraya-yaasha macaamiisha u ahiba ay tacsiyaday-nayaan ilaah ha u naxariisto’e, denbigiisana ha ka dhaafo’e fanaankii weynaa ee waxana aanu lee-nahay  ilaah samir iyo iimaan ha ka siiyo durayaddii uu ka teagay, ehela-diisii, asxaab-tiisii, iyo dhamaan ummaddii uu la soo shaqyn jiray ee ay fanka ka wadda shaqayn jireen, iyo intii jeclayd codkii-saba, iyo dhamaan ummadda reer somaliland meel ay joog-taba oo uu ka baxay fanaan aad ay u cisayn jireen.
AAAAA MMMMMMM IIIIII NNNNNNN.

0 comments:

Post a Comment