Tuesday, February 22, 2011

Gacan waashey & dhibaatada uu ku Hayo Classka Form Four A

Wiilkan oo lahdhao A.S.Aw D. oo lagu naaneyso Gacanwaashey ayaa dhamaan classka form four A uu ka istaagey khaatiyan ayaan ilaa imika la garaneyn waxa uu uga jeedo waalidaas & qayladaas qayrul caadiga ah. kadib markii macalimimuunta & ardeyga inta dedaashaa ay u adkeysan waayen qayladiisa ayaa waxa loo fadhiisatay Shir degdeg ah oo ay wehelinayaan dhmaaan Ardeyda & macaliminta Mamulayaasha & waashmaanada oo ah kuwa ugu daran ee dhibaatadu saameysay ayaa waxa la ogaadey keliya in gacanwaashey uu meehsa ku sugo qadada iyo inuu is tuso naagaha galaaska oo uu mustaqabal & WEji fiican iminka halkan kama cadeyn karno cida uu istuso lkn waxaa hubaal ah inuu cid kale u noolyahay una soo tooso waxa kale uu hadh iyo habeen hadal hayaa Dhoof dhoof halis ah ayaa galay Sidaas daraadeed halkn waxaanu uga sheegayna Bahweynta somaliyeed & beesha caalamka in wiilkaas la dhoofiyo.

0 comments:

Post a Comment