Wednesday, February 2, 2011

SAWIRKA MAANTA. Dhaanka Yaa Wadday. Daawasho Wacan

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah ee Burcotoday  Waa Mid Muujinaya Hiddaha & Dhaqanka Soomaaliyeed, Sawirkan oo Aanu Ugu Magac daray (Dhaanka Yaa wadday) Ayaa Arimaha Layaabka Leh Ee Ka Muuqda waxaa kamida In Geellaas Lagu Rarray Caagado halka Sida Caadiga Ah Lagu Dhaan Taggi Jirey Haammo Ama Dhiillo, Hadaba Maxaa Is Bedelay Ma Dhaqankii Baa Sidan Noqday Mise Dadkii Baa Ka Wahsaday Inay Dhiillihii & Haammihii Sameystaan. Halka uu Sawirkan yahayna Waa Mid Idin Sugeysa Jawaabteedu,   DAAWASHO WACAN

0 comments:

Post a Comment