Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Nin Odey Ah oo Si Cajiib Ah u Jiidaya Ama u Wadda Neef Adhi Ah Isagoo Sida Sawirka Ka Muuqata Lugta Hore Jiidaya Isla Markaana Aan Dan Ka Lahayn Inuu Neefkaasi Socdo & In Kalle Laakiin Xoog Ku Wadda, Odeygaa oo Macnihiisu Yahay (Soco Ama Ha Socon), DAAWASHO WACAN
Saturday, December 25, 2010
SAWIRKA MAANTA. Soco Ama Ha Socon Nalla Daawada Cajiibkan


0 comments:
Post a Comment