Burco(Burcotoday) waxaa xalay saqdii dhexe lugu dilay ardey ka mid ah Form fourada dugsiga sare ee Candlelight ee magaalada burco marxuun la dhaho MUSTAFE CILMI KAAHIN.marxuunkan oo si xun lo dilay ayaa la gawaracay baliga dhoobane agtiisa, maydiikasana lugu soo qaadey gaadhi lana keenay Sayalada xoolaha agteeda, si akstaba ha ahaatee boliska ayaa ilaa imnka raad guraya nimankii ka damebeeyey falkaas waxshinimada ah.Dakhaatiirta Caafimaadka ayaa sheegay inuu yahay Falkani Dilkii kii ugu Argagaxa Badnaa ee soo Mara, isla markaana yahay kii ugu horeeyay ee Noocisa ah ee ka dhaca Burco. waxaana dilkaas loo adeegsadey MINDI
Thursday, December 02, 2010
Aamiin Hassan Daacad
0 comments:
Post a Comment