Burco(burcotoday) Garoonka Diyarahada Burco Aya Tan Iyo Markii bishii sagaalaad Diba Loofuray Ayay Soo Caga Dhigatay Diyaaradii u Horaysay Diyaaradan Oo ahayd Diyarad Yar oo uu Rarnayd Hayada Samafalka Ayaa Maanta Soo Caga Dhigatay Garonka Diyarada Burco Airpot Maareeyaha Airportka Burco Abdi Yaasin Oo Saxafada Uga Waramay Maanta Xafiskiisa Aya sheegay In ay Faaido Wayni Ugu Jirto Gobolka Togdheer Dib U Furida Garoonka Taasoo Uu Sheegay Inu Ka Qayb Qadan Doono Kobaca Dhaqaalaha Gobolka Iyo Horumarka Gobolkaba Madaarku Mar Hadii Uu Dib Shaqadii Uu Bilabay Oo Dulimadayadii Diyaaradu Ka Bilamen Garoonka.
Ilaa Iyo Markii Madaarkan Burco Dib Loo furay Ee Uu Xadhiga Ka Jaray Wasiirka Duulista Hawad Iyo Gaadiika Cirka Maxamed Xaashi Cabdi Ayaan Ila Hada Anay Soo Caga Dhigan Wax Diyaarada Oo Ka Socada Shirkadaha Diyaaradaha Ee Ka Shaqeeya Dalka Taasoon Ila Hadda Aanay Wasaarada Dulista Hawada Iyo Gadidka Cirku Sheegin Waxay Diyaradu Uu Adegsan Wayen Garoonka Burco .
Bales Maanta Ayaa Diyarada U Rarnayda Hayada Samafal Ay Soo Cag Dhigatay Taaso Rajo Wayn Galisay Dadwaynaha Reer Burco Markii Ay Arkeen Maanta Garoonkii Oo Diyaaradi Soo fadhiisatay Tasoo Ay Maanta Dadwayna Reer Burco Iska Waraysanayeen Diyaarada Soo Fadhiistay Madaarka Burco.
Saturday, December 4, 2010
Garoonka Diyarahada Burco Aya Tan Iyo Markii bishii 9aad markii dib loo furay Diyaaradi soo fadhiisatay
Saturday, December 04, 2010
Aamiin Hassan Daacad
0 comments:
Post a Comment