Germany(BCT) 1/1/2011 Maxamed ictiraaf oo socdaal ku maraya waqooyiga yurub Ayaa Haatan ku sugan dalka Germany isaga oo caawa ka soo Degay Goranka Calamiga ee Berlin, Halkaas oo ku soo dhaweyeen Jaaliyadda Somaliland ee wadanka germany taas oo ahayd soo dhawyntii u balaadhneyd Ee u kula kulmo wadanka germany , halkaas oo ku sugnayeen aqoon yahano reer somaliland iyo wax garad kale oo fara badan , Mar aan khadka Ku waraysanay Maxamed Ictiraaf ayaa waxa uu noo sheegay inuu ku faraxsan yahay safarka u ku marayo wadamada waqooyiga yurub isaga oo ka bilaabaya safarkiisii dhulka ee u ku tagayo wadanka...