Tuesday, November 30, 2010

Kooxda Barcelona oo Ku Caraabisay Real Madrid 5-0

Barcelona-(BCT)-Kooxda Barcelona ayaa caawa ku ku garaacday 4-0 kooxad Real Madrid oo marti u ahayd  waxaana Barcelona 2ka mid goolasha ay guushu ku raacday laacibka Joquin halka pedro ,Xavi Hernandez iyo Victor ay dhaliyeen 3gool ee kale Ciyaartani caawa ka dhacaysay Gegida Camp Nou ayaa ahayd mid si weyn loo wada sugayay waxaana labada kooxoodka si weyn isugu sii diyaariyeen ciyaartani oo ka mid ah Kalasikooyinka Loogu Jecelyahay Dunida. Kooxa Real Madrid ayaa habeenkni caawa ah laga waayay firfircoonidii lagu yaqaanay iyagoo laciibka Reer Arjantiin ee Messi uu intabadn sidoo doono ka yeelayay Difaaca Kooxda Real Madrid oo iasgu habeenkani caawa ah u muuqday mid hurda. Labadani kooxood ee caawa fooda is daray ayaa iyagu ah kuwo si weyn ugu Tartamaya Horyaalka dalkaasi oo intii aan...

Kooxda Barcelona oo Ku Caraabisay Real Madrid 5-0

Barcelona-(BCT)-Kooxda Barcelona ayaa caawa ku ku garaacday 4-0 kooxad Real Madrid oo marti u ahayd  waxaana Barcelona 2ka mid goolasha ay guushu ku raacday laacibka Joquin halka pedro ,Xavi Hernandez iyo Victor ay dhaliyeen 3gool ee kale Ciyaartani caawa ka dhacaysay Gegida Camp Nou ayaa ahayd mid si weyn loo wada sugayay waxaana labada kooxoodka si weyn isugu sii diyaariyeen ciyaartani oo ka mid ah Kalasikooyinka Loogu Jecelyahay Dunida. Kooxa Real Madrid ayaa habeenkni caawa ah laga waayay firfircoonidii lagu yaqaanay iyagoo laciibka Reer Arjantiin ee Messi uu intabadn sidoo doono ka yeelayay Difaaca Kooxda Real Madrid oo iasgu habeenkani caawa ah u muuqday mid hurda. Labadani kooxood ee caawa fooda is daray ayaa iyagu ah kuwo si weyn ugu Tartamaya Horyaalka dalkaasi oo intii aan...

SAWIRKA MAANTA. Warshadii Sibidhka Ee Berbera oo Aad u Dhibaateysan Dadkeediina Walli Sugeysa

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee BurcotodayWaa Warshadii Sibidhka Ee Magaalada Berbera oo Runtii Si Xun u Dunsan, Warshadan Ayaan La Garaneyn Illaa Iminka Cidda Ay Sugeyso Inay Dhisaan Iyadoo Dadka Reer Somaliland-na Ay La Sugayaan Warshadan oo Ah Halbowlihii Dalka In Cid Kalle u  Yimaadaan oo u Dhisaan Iyagoo Fadhiya!!!!!!!!, Sawiradan Waxaa Soo Qaaday C/rashiid Jaamac Kaahin oo Ah Ninka Iska Leh Ee As-aasay Shabakadan Caalmiga Ah Ee Oodweynenews Ahna Tafa-tiraha Guud Ee Shabakada oo Safar Shaqo oo uu Ku Tegey Dalkii Kasoo Noqday Shalay...

Waftigii Ka Socada Dawlada Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Xogwarankii Safarkiida +SAWIRO

War saxaafadeed ka soo baxay wasaarada Arimaha Gudaha somaliland ayaa lagu sheegay in deeq waxbarasho ay ka heleen dawlada Itoobiya+Sawiro  War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Waxa galabta soo gaadhay caasimada Hargeysa weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dr.Maxamed Cabdi Gaboose, oo safar shaqo ku tagay caasimada Dawlada Deegaanka Soomaalida ee Jigjiga, Ethiopia. Weftiga Somaliland ee booqashada ku tagay magaalada Jigjiga ayaa ka koobnaa, wasiirka Arrimaha Gudaha, Dr.Maxamed Cabdi Gaboose, Wasiirka Kalluumaysiga,Maamulka Dekedaha iyo Khayraadka Dabiiciga ah Dr.Maxamed Yaasiin Xasan, Wasiirka...

Ku Simaha Gudoomiyha Xisbiga UDUB Oo Sheegay In Anuu Cumar Jaamac Wax Xil Ah Ka Hayn Xisbiga UDUB

Hargeysa(burcotoday) Madaxweyne-kuxigeenkii hore ee Somaliland ahna Ku-simaha Guddomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UDUB Axmed yuusuf yaasiin  ayaa  shir Jaraaid Hargeysa kaga hadlay arimo doora. Md.Axmed Yuusuf Waxa uu ka hadalay Xilka Madxa Siyaasada ee Xisbiga UDUB waxa uu  sheegay in Xilkii gudomiyenimada Siyaasada ee xisbiga UDUB ay wakhti hore uga qaadeen Cumar Jaamac Faarax waxanu intaasi ku daray in ay Gudida anshax u gudbiyeen hadalkii cambareeynta ahaa ee uu u jeediyey wasiirkii hore ee maaliyada Xusseen Cali Ducaale (Cawil) isaga oo ku hadlay Afkii Xisbiga Udub oo aanu ahayn.Waxa uu Md.Axmed Yuusuf isaga ooarintaas ka hadalaya...

Hoggaanka sarre ee xisbiga Kulmiye oo Arimo Badan Ku Dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa(BCT)- Hogaanka sare ee xisbiga talada yaha ee kulmiye ayaa xukuumada ku cambaareeyey arimo doora oo ay ka mid yihiin Waftiga Puntland ee ku sugan deegaanka Buuhoodle, cabudhinta ay Xukuumada ku hayso Saxaafada iyo Culimada iyo arimo kale. Shir Jaraaid oo ay maalintii shalay ku qabteen xarunta dhaxe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxa ka hadlay Gudoomiye ku xigeenka Koowaad Md. Cabdiraxmaan Cabdiqadir, Gudoomiye ku xigeenka labaad Md. C/raxmaan talyanle , Iyo Xog-hayaha Guud ee xisbigaasi Kayse Xasan Cige .Waxaana ugu horyn shirkan jaraa’id ka hadlay Gudoomiye ku xigeenkaa koowaad ee xisbiga kulmiye Md: C/raxmaan /C/qaadir oo shegay in xukuumadu...

Monday, November 29, 2010

Hablaha Sucuudiga oo Maxkamad Hor Keena Waalidkood Kadib Markii Ay u Diideen Inay Hablahaasi Guursadaan Iyagoo Guryahooda Ku Gaadha 40 Jir & Ka Badan

SAUDIA(burcotoday)- Maxkamadaha dalka Sucuudiga ayaa baryihii ugu danbeeyey waxay ku mashquulsanaayeen dacwado ay soo gudbiyeen Hablo Sucuudiyiin ah kuwaas oo ka dacwoonaya ama maxkamada la tegey waalidkood kadib markii ay u diideen inay hablahaasi guursadaan guur xallaal ah, Dacwadahaa la hor keenay maxkamadaha ayaa waxaa ka mid ah gabadh u dhalatay dalkaa oo dacweyneysa Aabeheed oo u diday inay guursato isagoo doonaya inuu ka qaato lacagta ay shaqeysato, Gabadhaa ayaa warku sheegey inay shaqeysato isla markaana ay mushahar badan qaadato iyadoo sababta ugu weyn ee Aabaheed ugu diiday inay guursato ay tahay mushaharkeeda, Gabadhaa oo ay soo dooneen Rag badan ayaa gurigooda ku gaadhay 42 jir, Warkan ayaa sheegay in maxkamadaha Afar magaallo oo ka mida dalka Sucuudiga inay soo mareen 213 dacwadood...

Faallo:- Internet-ku Waa Qol Madow Oo Cabsi Badan Ee Ka ILaassho Ubad-kaaga‏

Internet-ku waa hormarka la taaban karo ee casriggan la joogo tiknoolajiyadda laga gaadhay. Waa shabakad balaadhan oo aad ka heli karto macluumaad kasta oo aad u baahantahay. Waxa uu aad u fududeeyey iswaydaarsiga macluumaadka iyo kala qaadashada wararka iyo Isgaadhsiinta dunidu u baahantahay. Waxa aad odhan kartaa waxa uu aduunka ka dhigay sidii xaafad yar oo iska wada war haysa. Inkasta oo uu faa’idooyinkaas oo dhan leeyahay,  hadana internet-ku waa meel madow oo cabsi badan. Waa meel ay fududahay in si dhib yar loogu fidiyo danbiyada waaweeyn iyo anshax-xumo faro badan. Waa meel qofkii aan aad uga digtoonaani uu ku dhex lumayo…. khaasatana caruurta.!Caruurta Soomaalida Iyo Internet-kaSoomaalida Qurbe-jooga ahi si aad ah ayey u isticmaalaan internet-ka. Guryaha Qurbe-jooga...

Shirkii Deegaanaka Maygaagle oo Maanta Baaqday iyo Ergooyinka oo Weli Ka Gudbi La’ Marxaladii 1aad ee Shirka Sababo Badan Awgood

Maygaagle-(burcotoday)-Shirkii Deegaanka maygaagle ee la doonayay in lagu soo afjaro khilaafdaka u dhexeeya Beelaha Deegaanka Buuhoodle iyo Qori lugu oo dhawaan dagaal khasaare gaystay ku dhexmaray Deegaanka Kalshaale. Shirka aya la filayay in maalintii labaad la sii anba qaado balse waxa manta ku timi dib u dhac sababay inan wax kulan ahi maanata dhicin waxaana lagu soo waramayaa in sababo farsamo awgeed uu shirku u baawday Geesta kale ilo madax banan oo kale aya iyana sheegaya in sababaha shirka manta u u baaqday ay ka mid tahay fal shaqaaqo ahaa oo maalintii shalay ka dhacay Deegaanka Balli-Cadaad oo ay ku dhawacmeen 3qof oo labada dhinac ka tirsan. Mar aan isku daynay inaanu la xidhiidhno qaar ka tiran ergada shirkaasi ku sugnayd gaar haan Deegaanka Maygaagle ayaanay noo suurta galin...

Saturday, November 27, 2010

Shirkii Deegaanka Maygaagle oo Saaka La Filayo inuu Bilaabmo iyo Ergooyinkii Nabada oo isu Soo Wada Dhamaaday

Maygaagle-(BCT)-Waxa tan iyo Shalay laga Dareemayay Deegaanka Maygaagle ee Gobolka Buuhoodle isu socod balaadhan oo ah ergooyinka kala duwan ee ka kala imanayay Deegamaada Qorilugud iyo Buuhoodle ee dhwaan shaqaaqado ku dhexmartay Deegaanka Kalshaale. Waxaana siday Balantu ahayd subaxani saaka ah La Filayaa in shirkii ugu horeeyay ee si foolk ka fool ah laysu soo horfadhiisiyo labada beelood ee dhawaan dirirtu dhexmartay uu ka qabsoomo deegaanka Maygaagle. Shirkani saaka ayaa waxaa ka qayb qaadanayo Gudiyo iyo ergooyin la soo xulay oo ka kala tirsan dhinacyada dirirtu dhexmartay iyo salaadiin,Cuqaal iyo wax garad ka kala yimi Gobolada Somaliland iyo Buntland. Shirfkani ayaa la filayaa  inuu wajigiisa koowaad noqondoon mid lagu guda galo arimaha ugu horeeya oo la filayo inay noqdaan...

SAWIRKA MAANTA. Tiyaaterkii Magaalada Hargeysa oo Dib Loo Dhisayo

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday Waa Tiyaaterkii Magaalada Hargeysa oo In Kabadan 20 Sanadood Dunsanaa Iminkana uu Ku Socdo Dhisme, Nalla Daawada ...

Madax Weynihii Hore Ee Dalka Muritani Wallad Cabdalla oo Noqday Imaam Masjid Iyadoo Ah Markii Ugu Horeysay Caalamka Ee Madax Weyne Xukun Ka Degey uu Noqdo Imaam Masjid

MURITANIA(BCT)- Madax weynihii hore ee dalka Muritania Sayid Wallad Sheekh Cabdalle ayaa noqday Imaam masjid kadib markii laga qaaday xukunka dalkaa Muritania, Wallad Sheekh Cabdalla oo xukunka lagaga qaday Inqilaab mileteri ayaa Masaajid ku yaalla Magaaladii uu ku dhashay ka noqday Imaam Salaada Tujiya dadka, Madax weyne Wallad Sheekh Cabdalla ayaa ahaa madax weynihii ugu horeeyey ee Dalka Muritania lagu soo doortay nidaam Dimoqraadi ah oo isagu xukunka ku yimi doorashada Shacabka, Laakiin Waxaa xukunka ka tuuray Ciidamada Mileteriga dalkaa bishii Sideedaad Ee sanadkii 2008, Madax weyne Wallad Sheekh Cabdalla ayaa markii laga qa aday xukunkaa...

Dawlaad Ruushka oo Nidar Ku Gashay Inay Baabiin Doonto Kooxha Budhcad Badeeda Soomalida ah

Moscow-(BCT)-Dawlada Ruushka ayaa nidar ku gashay inay baabiindoonto kooxaha Budhcad Badeeda Somlida ah ee naafaynaya Maraakiibta aduunka iskaga kala goosha ee mara gacanka Cadmeed iyo badweynta Hindiya. Madaxweynaha Dalka Ruushka Dmitry Medvedev aya sheegay inuu wadankiisu uu baladhin doono hawgalada lagula dagaalamayo budhacad badeda Soomalida isaga oo tilmaamay in ciidamoodu ay kula dagaalam doonaan Budhcad badeed gudah biyaha Somliya iyo inta ka baxsanba haday lagama Maarmaan noqoto. Madaxweynuhu waxa kale oo uu sheegay inay maalinba maalinta ka danabysa ay soo kordhayso khatarta laga qabo Budhacad badeeda isaga oo ku nuuxnuuxsaday in dhawrjeer sanadjkan gudihiisa ay kooxaha budhcadbadeeda somlidu khatar galisay maraakiib badan oo caawimo u siday dadka tabaalaysan ee somaliya. Dawlada...

Booliska Sucuudiga oo Qab-Qabtay 60 Kun oo Qof oo Ka Dawarsanayey Waddooyinka Dalkaa Iyadoo Dadkaa 33% Ay Yihiin Dad Sucuudiyiin Ah oo u Dhashay Dalkaa

RIYAAD(BCT)- Xukuumada dalka Sucuudiga ayaa sheegtay inay qab aqbteen 60 Kun oo qof oo ka dawarsanayey waddooyinka dalka Sucuudiga, Dadkaa dawarsanayey ayaa xukuumadu sheegtay in sadex meeloodow meel ay yihiin dad u dhashay dalka Sucuudiga oo iyagu ka dawarsada dalka Sucuudiga oo ah mid kamida dalalka ugu Shidaalka badan aduunka, Booliska Magaalada Riyaad ee caasimada ayaa dalka Sucuudiga ayaa sheegay inay bilaabeen Ololle lagu ugaadhsanayo dadka ka dawarsada waddooyinka dalka Sucuudiga, Booliska ayaa sheegay in dadka ajnabiga ah ee la qabtay ay gadhayaan 67% halka dadkaa la qabtay ay ka yihiin dadka u dhashay dalka Sucuudigu 33%, Jariirada...

“ Wasiir Gaboose waxaan u sheegayaa lagama fadhiyo inaad Ummadda khilaaf ku dhex abuurto” Sh. Aadan Siiro

Hargeysa(BCT)- Sheekh Aadan Xaaji Maxmuud Xirsi  (Siiro) ayaa maanta Qudbadii jimcaha waxa uu kaga hadlay arimo badan sidoo kalena  waxa uu  Jawaab kulul ka bixyey hadalka soo yeedhay Wasiirka Arimah Gudaha Dr.Maxmed Cabdi Gaboose.Sheekhu waxaa  uu sheegay mar uu hadalkii Wasiir Gaboose ee shalay ka hadlayey waxa uu yidhi  “ Wasiirka arrimaha Gudaha waxaan u sheegayaa lagama fadhiyo inaad Ummadda khilaaf ku dhex abuurto, anaga ayaa hayna cadaymo cad-cad adiga ayay ahayd shaqadaadii kuwa aanu haynana hadaad daawato yaa Indhaha kaa tuura ayaad odhan doontaa, sharcig ay Ummadani ku heshiisay shirar badan bay qabsatay ma...

Hargeysa: Munaasibad Loo Qabtay 30 Arday Oo Reer Somaliland Ah Kuwaas Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Wadanka Sudan

Hargeisa (BCT) – Munaasibad  balaadhan oo loo sameeyay sakootinta  Sodon arday oo ka mid ah Ardeydii ka qalin jabisay Dugsiyada Sare ee Dalka oo Deeq Waxbarasho ka heshay Dalka Sudan, ayaa maalintii shalay lagu qabtay Hutel Summer Time nee magaalda Hargeysa.  Munaasibada  oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana uu soo qaban qaabiyay Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan Siiro) oo la iskugu yeedhay Ardeydan Tiradoodu gaadhaysay Sodonka Ardey ee deeqda Waxbarasho ka helay Wadanka Sudan, ayaa waxa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Cali Maxamed Cali, Guddoomiyaha Gobolka Hargeysa Axmed Xaaji C/laahi Cumar (Xamarji), Guddoomiye ku xigeenka Xafiiska Imtixaanaadka, Masuul Ka tirsan Alneelayn, iyo Waalidiinta Ardeyda Deeqda Waxbarasho...

Dugsi Cusub oo la Magac Baxay CRUIES oo Magaalda Hargeysa Laga Furay +SAWIRO

Hargeysa (BCT)- Xaflad baladhan oo si wayn loo soo Agaasimay oo loogu talo galay Furitaanka Dugsiga Cusub ee Kuruus Secondary School ayaa manta lagu Qabtay Hotel imperial. Xaflada Furitaka Dugsigan Cusub ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaarada Shaqadda iyo Arimaha Bulshadda, Badhsaabka Gobolka Hargeisa, Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID, madax iyo masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Xukuumadda iyo Xisbiyadda Qaranka iyo marti shara kale oo tiro badan. Ugu horayn waxaa Madasha hadal kooban ka jeedisay Wasiirka Shaqadda iyo Arimaha Bulshadda Somaliland Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac isla markaana ku hadlaysa magaceeda iyo ka Wasiirka Waxbarashadda...

Thursday, November 25, 2010

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta La Kulmay Wasiirka Arimaha Afrika u Qaabislan Dalka Boqortooyada Ingiriiska Md. Henry Bellingham

WarsaxaafadeedTaariikhda: 11/24/2010 LONDON(burcotodfay)- Weftigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, oo booqasho ku jooga dalka boqortooyada Ingiriiiska, ayaa saaka Xarunta Wasaarada Arrimaha Dibada ee Ingriiska kula kulmay wasiirka arrimaha Afrika u qaabislan dalka Boqortooyada Ingiriiska Md. Henry Bellingham iyo saraakiil sare oo ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada. Kulankan waxa Madaxweynaha ku weheliyay Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. maxamed C/llaahi Cumar, Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire, iyo Wakiilka Somaliland u fadhiya dalkan...

Wararkii Wargeyska OGAAL Cadadkii Maanta Khamiis 25/11/10

Xukuumadda Somaliland oo burisay go’aan ay hore ugu dhawaaqday“Uma aragno inay xumaan u yimaadeen, balse waxay u yimaadeen inay…” Wasiir Daakhiliga Somaliland “Waxay doonayaan inay shaqaaqo iyo fadqalalo abuuraan, kuwaasna ma ogolaanayno, ciidankuna amar bay ku haystaan inay celiyaan oo…” Wasiir kuxigeenka Daakhiliga Somaliland Hargeysa, 25 November 2010 (Ogaal)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay siday u aragto wefti ka socda maamul-gobolleedka Puntland oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Wasiirka Daakhiliga Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo shalay u waramay laanta afka Soomaaliya ee BBC, waxa uu ka hadlay weftigaas Puntland ee ku sugan degmada Buuhoodle, iyadoo uu wax ka bedelay hadal uu wasiir kuxigeenkiisa mr. Cismaan garaad Soofe Isniintii...

Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland oo la kulmay Madxda Wasaarada Biyaha ee Dalka Kenya

War saxaafadeed kasoo baxay safaarada Somaliland ee Kenya:Wasiirka wasaarada macdanta iyo biyaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Hussein Abdi Du’ale ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay madaxda wasaarada biyaha ee dawlada Kenya oo ay ka mid ahaayeen agaasimaha guud ee wasaaradaas ahna kusimaha wasiirka mudane David Stower, maareeyaha guud wakaalada biyaha Kenya mudane Lawrence N.Simutu iyo waliba isu duwayaasha wasaaradaas ee gobolada beriga iyo waqooyi bari. Wasiirka macdanta iyo biyaha Somaliland mudane Hussein Abdi Du’ale ayaa kala hadlay madaxda wasaaradaas sidii ay Somaliland uga kaalmeyn lahaayeen dhinaca biyaha iyo waliba wada shaqayn...

Kooxda Al-shabaab Mamnuucday Casharada Sh. Dirir iyo Ehlu Sunah oo Mamnuucay Muxaadarooyinka Sh. Mustafe

Muqdisho ( OWN) – Kooxda al-shabaab ayaa ku soo rogtay amar ku qasbaya idaacada magaalada Jowhar ee dalka Soomaaliya in aanay baahin karin casharada Tasiirka Quraanka iyo casharada kale ee diiniga ah ee uu leeyahay wadaadka reer Somaliland ee Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir. Sheekh Osaama oo ah sarkaal ka tirsan golaha wacyi gilinta al-shabab ee magaaladda jowhar ayaa soo saaray wareegto lagu mamnuucayo isla markaana lagu hor istaagayo duruusta diiniga ah ee wadaadkaasi leeyahay ee laga sii daayo idaacada magaaladda Jawhar . Waxa uuna dadka uga digay dhageysiga wadaadkaasi oo ciddii lagu arko talaabo adag laga qaadayo. Maamulka magaaladda Jawhar...

Warsaxaafadeed: Ku Saabsan Warkii Ugu Dambeey Ee Weftigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo

WarsaxaafadeedWeftigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, oo booqasho ku jooga dalka boqortooyada Ingiriiiska, ayaa saaka Xarunta Wasaarada Arrimaha Dibada ee Ingriiska kula kulmay wasiirka arrimaha Afrika u qaabislan dalka Boqortooyada Ingiriiska Md. Henry Bellingham iyo saraakiil sare oo ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada.Kulankan waxa Madaxweynaha ku weheliyay Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. maxamed C/llaahi Cumar, Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire, iyo Wakiilka Somaliland u fadhiya dalkan Britain Md Axmed Cumar Sangoore.Madaxweynuhu wuxu uga...

SAWIRKA MAANTA. Nin Soo Dabtay Waraabe Suuqana La Dhex Maraya

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalmiga Ah Ee burcotoday Waa Nin African Ah oo Soo Dabtay Waraabe Isla Markaana Xadhig Ku Soo Xidhay, Isagoo La Dhex-maraya Suuqa Dhexdiisa,  Daawasho Wa...

Xogaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ka hadlay Dhaawac fudud oo Gaadhay Gudoomiye Muuse Biixi

Hargeysa (burcotoday)- Guddoomiyaha xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta dhaawac aad u fudi ka soo gaadhay laba feedhood oo cad go’ay ka dib markii uu ku siibtay marmarkii Gurigiisa magaalada Hargeysa.Sidaas waxa lagu sheegay War-saxaafadeed kooban oo uu soo saaray Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE Md.Keyse Xasan Cigge, ayaa lagu sheegay in xaalada Guddoomiyuhu aad u fiican yahay oo uu ku jiro nasasho, waxaanu qoraalkaasi u dhignaa sidan:- “Waxaa maanta (saaka) oo taariikhdu tahay 24 November 2010 abaara 7:00 subaxnimo gurigiisa dhexdiisa ku kufay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muusa Biiixi Cabdi isagoo...

Wednesday, November 24, 2010

tobanka qof eee facebook ugu haysta xaga talada iyo wanaag iyo dhiiriigalintaaa dhalinyarada eee ka soo jeeda somaliland‏

Ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay naxariis iyo nabadgelyo buuxda korkiisa ha ahaato Nebigeenii Muxumed. C.S.W, marka xigta waxaan salaamayaa dhamaan akhristayaasha somaliland  meelkasa oo ay joogaanba. Waxa jirtay dad badan oo soo galaaa faceboookag lakiin  si fiican ugu soo bandhigaaaaa  wax kastaaa oo ku sabsan hormarka  dhalinyarada iyto dhiriigalintaaaa   hadaba anigu waxan ka soo qatay dadka an jeclahay  ama an ka helo qoraaladooda  iyo maansooyinkaada  dadkaaas oo kale jooga dhul kale duwan lakiin aad moodin in ay  isku fikiir dhowyihiin  waxan soo qataya dadka an is leeyaha waxay...

Africa is resisting the threat of Europe's free trade agreements

Written by The China Post    Nov 23, 2010 at 07:04 PM KUALA LUMPUR -- The economies of Africa, the world's poorest region, are under severe threat from free trade agreements that they are under pressure to sign with the European Union, the world's richest region.Under these economic partnership agreements (EPAs), Europe wants Africa to open up its economies to European goods, services and companies.But the African countries are understandably worried their small industries and service operators will not be able to survive free competition from giant European companies, banks and commercial firms.Moreover, African farmers will lose their markets to artificially cheap European food imports that are heavily subsidized, if agricultural tariffs are reduced or eliminated.These concerns,...

Daawo Sawiradii Xafladii Toronto Canada Ee Ay Soo Bandhigeen Sahra Ahmed,Cabdi Jibaar iyo Fu’aad Cumar‏ Yare

TORONTO(OWN)-Xaflad ka dhacdey habeenkii Sabtida magaalada Toronto ayaa waxa loogu talo galay Habeenkii Ciida oo ay dadka reer Toronto si weyn uga soo qaybgaleen. waxa ka mid ahaa fanaaniinta madasha joogay Sahra Ahmed,Cabdi Jibaar (Khaliiji) iyo Fu’aad Cumar yare, ...

Pages 381234 »