Hargeysa (burcotoday)- Balaadhan Oo Si Si Habsami Leh loosoo Agaasimey Oo Shaadooyinkii Lagu Gudoonsiinaayey Dufacadii Koowaad Ee Ka Qallinjabisa Jaamacada Geeska, Ayaa Maanta Lagu Qabtey Hotel Maansoor Ee Magaalada Hargeysa.
Waxaana Kasoo Qayb Galley Xafladani Qallinjabinta Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil{Saylici},Gudoomiyayaasha Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Muuse Biixi Cabdi Iyo Faysal Cali Waraabe,Xubin Kamid ah Xisbiga Udub,Wasiirada Wasaaradaha Arimaha Gudaha Iyo Diinta Iyo Awqaafta Dr.Maxamed Cabdi Gaboose Iyo Sh. Khaliil C/laahi Axmed ,Wasiirkuxigeenka Waxbarashada Somaliland Cali Maxamed Diiriye,Wafti Kasocdey JaamacadO Kuyaala Ingiriiska Iyo Suudaan Masuuliyiin Kasocdey Shirkada Telesom Oo Maalgelisey Xafladani Qallinjabinta,Salaadiin,culimo Awdiin ,Waalidiin iyo Martsiharaf Kalle.
Ugu Horeyn Gudoomiyaha Jaamacada Geeska Sh.Almis Xaaji Yaxye Ibraahim Oo Munasibadaasi Qallinjabinta Ah Kahadley Ayaa UMaahad Naqey kasoo qayb galaysha xafladani Qallinjabinta ah isagoo waliba Hambalyo udirey Ardeyda Qallinjabineysa.
Nidaam Maamul Siyaasadeed Oo Han Leh Hankiisuna Uu Kasareeyo Hungurigiisa,Dastuurka Wadaankaasi Uu Leeyahey oo loowada sinaado,in DIb Loo Jaleeco Nidaamaka,Waxbarasho Ee Dhaqanka Iyo Cilmibaadhistam,Saxaafada oo iyana qayb muhiim ah ka qaadata horumarka wadanka,Markaanu Eegney Afartaa Qodob Ayaanu Go,aansaney in Qaybta Waxbarashada Ka Galno.Waxaanan Sameyney Jaamacada Cilmiga,Sayniska Iyo Diinta Ee Geeska.
Sh.Almis Oo Hadalkiisa Siiwataa Waxaa Sheegey In Jaamacada Geeska Ay Notey Jamacadii Ugu Horey Ee Geeska Afrika Keenta Kulliyada Quraanka Waxaana Ay Somaliland Notey Wadankii 7aad Ee Aduunka Ee Kulliyadani Ay Jaamacadaheedu dhigaan waxaana Ka Horeyey Jaamacado kuyaalada wadamada Masar,Suudaan,Sucuudiga,Chad . Sidoo Kalle Jaamacada Geesku Intii Ay Jirtey Waxaa La Furey Xarun Laydhaahdo{Xarunta Horumarinta Iyo Cilmi Baadhista}Mar gudoomiyaha Jaamaamcada Geeska Sh.Almis Uu Ka Waramaayey Jaamacado kalla Duwan Oo Kuyaala Wadamada dibada oo xidhiidh aaan alsameyney Waxaa Uu Yidhi{Mudadii Ay Jaamacadu Jirtey Waxaanu Xidhiidh Lasameyney Wadamo Kall Duwan Oo Ay Kamid Yihiin ,Kuweynt,Qadar,Baxrayn,Masar,Malaysia,Kiiniya,Farasiiska,Ingiriiska,Sucuudiga Iyo Wadamo Kalla Duwan oo Mar ka Aan Tagnaba inta Aanaan Hawshayada Aanu Usoconey Gellin Waxaanu Ka Dhaadhicin Jirney Marka Hore Dalka Somaliland Iyo Qaranimadiisa.
Waxaanan Ku Guuleysaney Inaanu Dalka BooqoSho Noogu Yimaadaan Wufuudo Kasocda Wadamada Sucuudiga,Filand,Kiiniya,Kuweynt Iyo Japan.Waxaanan Wadaamda kadooraney Qaarad Walba Wadan ,oo aanu Xooga Saarno.Yurub Waxanu Kadooraney Ingiriiska,Aasiya:Malaysia,Afrika:Suudaan .Dood iyo Dadaal badan Kadib Waxaanu ku Guuleysaney In Aanu Somaliland Keeno JaamacadiI Ugu Horeysey Ee MBA Bixisa Taasi oo ah Jaamacada Tarbuka Ee Wadanka Malaysia.
Waxaa Uu Gudoomiyaha Jaamacada Geeska Sh. Almis Yaxye sheegey In Dufacadani Maanta Qallin Jabineysa Oo Ah Dufcadii koowaad Ee Ka Qallin jabisa Jaamacada Geeska ,Iyagoo Ka Kooban Seddex Kuliyadood Oo Kalla Ah KuliyadaDhaqaalaha 16 Ardey,Technolagiyada{Ict}10 Ardey Iyo Kulliyada Sharciga 4 Ardey.Waxaanu Gagabadii Umad Naqey Shirkada Telesom Oo Maalgelisey Xafladani.
Nuuradiin Cabdi Cilmi Oo Kamid Ahaa Ardeyda Maanta Qallinjabisey Kana Baxay Kulliyada Dhaqaalaha Oo Ku Hadlaayey Magaca Ardeyda Qallinjabineysey Ayaa Ugu Horeyn U Mahad Naqey Maamulka Jaamacada Geeska OO uu Sheegey iney dadaal lagarabtaagnayeen,Maantana aanu uga mahadnaqeyno saii wacneyd ee ay wax noosoobaraayeen mudadaa4 sanno ahedy,waxaa kalle oo aanu umaahdnaqeynaa Waalidintayadii nagusoo tabcey ee marlba dhiirigellinta nala garabtaagnaa iyo Waliba Shirkada Telesom oO Maalgelisey Xafladani.
Nuuradiiin Waxaa Uu Kawaramey Marxaladihii Kalla Duwanaa Ee Waxbarashada Somaliland Ay Soo Martey,waxaa uu sheegey in maanta Ay Mareyso Meel Aad Ufiican ,Waxaanu Uu Dawalada Somaliland Ugu Baaqey Iney laatayeeyo Waxbarashada Gaar Ahaan Jaamacadaha Si Loo Hello Ardey Tayo Leh Oo Soo Baxa.
John Hawerd oo Kasocdey Jaamacada Wales iyoPobe Abubakar oo isna kasocdey Jaamacad Kutaala Wadanka Suudaan Ayaa Ugu Horeyn Hambalyo udirey Ardeyda Qallin jabisey Waxayna Kawarameen Xidhiidhka Kadhaxeeya Jaamacada geeska iyo Jaamacadahooga.
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sh. Khaliil C/laahi Axmed Oo Munaasibadaasi Qallinjabinta Ahedy Kahadley Ayaa Ugu Horeyn Waxaa Uu Hambalyo Udirey Ardey Qallinjabineysay,iyo Maamulka Jaamacada Geeska,
Wasiir Khaliil Waxaa Uu Kawaramey Qiimaha Ay Waxbarashadu Leedahey isagoo Ku Booriyey Ardeyda Qallinjabisey iney Dadaalka Sii Libin Laabaan oo aaney Waxbarashada Halkaasi Kaga Hadhin.
Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Munaasiabdaasi Kahadley Ayaa Hambalyo udirey Ardeyda Qallinjabisey,Waxaa Uu Eng Faysal Cali Waraabe Sheegey In Uu Goobjoog Ka Ahaa Maalintii La Aasaasey Jaaamcada Geeska Maanta Oo Ay Dufcadii Kowaad Qallin Jabineysano waxan Aad Ugu Farax Sanahey Inaan Kasoo Qayb Gallo.
Eng Faysal Cali Warabe Waxaa Uu Kahadley Xaalada Wadanku Haatan Maraayo isagoo Sheegey in Dhacdooyinkii Maalmihii Ugu Dambeeyey Dhacey Aaaney Aheyn Wax Hore Loo Arkey iasgoo xusey inaan loo dulqadan karin waxyabahaa dhacaaya,waxaanu dawlada somaliland Ku Dhaliiley Habacsanaan xaga amniga ah Mudadiia y joogtey,waxaanu sheegey in haatan ooseddexdii Bilood ee aay balaanqaadeen in sugayaan dawlada cusub uu gabaabsi yahey sidaasi daraadeedn aaney lagabaneyn dhaliilaha muuqda.
Wasiirki Hore Ee Qanacsiga Somaliland Abiib Xasan Filfil Oo Kasocde Xisbiag Mucaaridka Ah Ee Udub Oo Munaasiabdasi Kahadleya ayaa hambalyo udirey Ardeyda Qallinjabisey waxaanu sheegey in dhaliilah uu gudoomiyaha xisbiga ucid sheegey ay jiraan loona baahan yahey in la hagaajiyo wixii qaloocan.
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Munaasiabdaasi Qallinjabinta Aheyd Kahadley Ayaa Ugui Horeyn Hamablyo udirey Ardeyda Qallinjabisey.
Waxaa Uu Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Uu Sheegey In Ay Soo Dhaweynayaan Dhaliisha Mucaaridka waxaanu xusey in dawlada oo ay hogaaminayan Dad AQOON leh Oo mudo badan Mucaaarad Soo Ahaa Ay garanayaan Sida Wax Loo hagajiyo.
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Waxaa Uu Gabagabadii usoo jeediyey Xisbiyada Qaranku Ay Meel Ugasoo Wada Joogsadaan Ilaalinta nabadgeliyada iyo wada atshiga hurumarinta Dalkeena.
Madaxa Suuqeynta iyo Xidhiidhka Dadweynaha Ee Shirkada Telesojm Maxamed Isaaq Cilmo Oo Munaasibadaasi Kahadley Ayaa ugu horeyn Hambalyo Udirey Ardey Qallinjabisey.Waxaa uu maxamed Isaaq Sheegey In Shirkada Aaan Ay Marwalba ay kaqaybqaataan Horumarinta Bulshada Somaliland hadey Noqo Dhinaca Waxbaarshada,caafmaadk,wadooyinka iwm.
Maxamed Isaaq Cilmi Waxaa Uu Xusey Iney Shirkada telesoma Ay Ka fikireyso Sidii Ay U keeni Laheyd Adeegyo Badan Oo Dhinaca Technologyga Ah,Mar uu maxamed Isaaq Kawaramaayey Kaalinta Ay Shirkad Ahaan Ka Galaan Shaqaaleysiinta Ardeyda kasooqallinjabisa Jaamacadaha waxaa uu sheegey iney sanad kasta shaqo galiyan ardey kalla duwan oo kasoo baxda jaamacadaha dalka.waxaanu ardeyda qallinjabsiey kulla Dardaarmey Ineyna eegin uun shaqada shirkadeed ama xafiis ee ay eegaan shaqooyinabdan oo dalkani yaala,.
Wasiirka Wasaaarda Arimaha Gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose Oo Isna Munaasibadaasi Kahadley Aya Ugu Horeyn Hambalyo Udirey Ardeyda Qallinjabisey iyo mamaulka jaamacada geeska.
Dr,Gaboose Waxaa uu xusey iney Wanaasagtahey in waxlaiku sheego oo dhaliilaha jira lasheegin lakiin Aaney Banaaneyn in wixii laqateyna laqariyo.
Wasiir gaboose isagoo kawaramaaya Waqabadka Dhinacada Waxbarashada Mudadii ay dawlada cusubi jirtey,waxaaanu sheegey iney kamid yihiin ,in Wasiirka Maaliyada Somalialnd{Maxamed Xaashi}Uu Sheegey in Daqli badan oo gelli jirey Madaxtooyada Iney Gallin Doonaan Tayeynta Waxbarashada iyo Horumarinteeda ,inMadaxweynaha Somaliland Uu Macaabey Komishanka Tacliinta Sare Oo Shaqadiisu Ay Tahey In La tayeeyo Oo La hurumariyo Waxbarashada.
Wasiirkuxigeenka Wasaaradaa waxbarashada Somaliland Cali Maxamed Diiriye oo munaasiabdaasi kaahdley ayaa Ugu Baaqey Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Ucid iyo Udub Iney hadey talooyin haayaan ay usoo gudbiyaan wasaarda waxbarashada iyo dawladaba oo looga fadhiy lakiin aaney habooneyn in meelaha xafladaha ah ee ardeyda qallinjabineysa laguga wadaagyao farxada la sisaasadeeyo ,waxaanu xusey mudane cali in ay wasaarad ahaan ay miiosaaniayda qaranki ee hore wasaaarda ug qorneyd laliinlabaayo siloo horumariyo waxbarashada.
Guntii Iyo gabagabdii Xafladani Waxaa Sii Xidhey Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahiIsmaaciil Saylici.
Waxaa uu ugu horey hambalyo udirey ardey qallin jabisey isgoo kulla dardaarmey iney siiwdaan waxbarashadamwaxaanu amdaxweynu kuxigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici uu sheegey in kadawald haan ay wadaan sidii looo horumarinlahaa waxbaarshada oo laga dhabeynlahaa balanqaadkii uu wakhtii ololaha ay Galeen. Waxaanu Madaxweyn Kuxigeen Somaliland Gabagabadii Shaadooyin Gudoonsiiyey Ardeydii Qallinjabisey.
Axmed Maxamed Shaqalle

0 comments:
Post a Comment