Saturday, March 24, 2012

heeso qoraala & fanaankii waynaa ee MAXAMED MOOGE

Mudantii haweenkaay marwadii la sheegee dadku wada majiirtaay dumar lama mid dhigayee muxubada kal gacalkaa laanyahay magooshee midhihiyo caleentiyo manka lagu talaalee ubax lagu mariimee qurux lagu manaystaay mudo aan yarayn baan kugu soo maqnaayoo ma ogtahay habeenadan sida mayayga roobkoo hadba maayad keenaa ii muuqa taayee muxibada kalgacalka hadba soo mir kacayaa Midhaha hadalku leeyey ereygiisa ma huraan waana loo mashxaradaa midaa taaladeedaa igu mayracaysaa marti waa la sooraa magan waa la bixiyaa haw udhuran masuuge maahmaahda sheegtayoo dhibtan ha igu madinine mudo aan yarayn baan kugu soo maqnaayoo ma ogtahay habeenadan sida mayayga roobkoo hadba maayad keenaa ii muuqa taayo muxibada jacaylka hadba soo mir kacayaa Masalooyin dhawroo mahadhooyideedaan kuu marinayaaye maqal...

heeso qoraala & sahra Ahmed

Mar adoo iga dheer baa qalbigu kuu dhaawaqayaa mar adoo ii dhow baa qalbigu kaa dhargayaa Mar anoo dhanki hurdada galay haasaawahaa kula dhig dhigaa sidaad iigu dheertahey ma ruuxaan kula dhigaa jira sow dhuuxa iyo maad qancin iyo dhiigaba Bal dhankaada qabo caashaqu yaanu dheeliyinee anigana i dhowr sida curad dhalaan aan dhool dhoolinee Marbaan dhabta iyo dhaya kala ogeyn aan dhoohanee marbaan qeylo dhaan dhaxan looga dhaliyaa aan dhididayaa Marbaan dhanka iyo aqalkoo dhargiyo dhagahey faraxad kusoo dhacda dhinacyey kalgalcalkuyee ma ruuxaan kula dhigaa jira sow dhuuxa iyo maad qancin iyo dhiigaba Bal dhankaada qabo caashaqu yaanu dheeliyinee anigana i dhowr sida curad dhalaan aan dhool dhooli...

Golaha wakiiladda oo iska dhex doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo labaad iyo magacyadda masuuliyiintan cusub

#spnContent img{float:left; margin-right:10px;margin-bottom:10px} Golaha wakiiladda oo iska dhex doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo labaad iyo magacyadda masuuliyiintan cusub(Hadhwanaagnews) Saturday, March 24, 2012 Golaha wakiiladda oo iska dhex doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo labaad iyo magacyadda masuuliyiintan cusub Hargeysa (HWN) Mudaneyaasha golaha wakiiladda ayaa maanta fadhigoodii ku doortay guddoomiyaha koowaad iyo labaad ee aqalkaasi.Fadhigan saaka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro)...

Wednesday, March 21, 2012

Somali pirates 'have released' kidnapped Brit Judith Tebbutt

Somali pirates 'have released' kidnapped Brit Judith Tebbutt Freed ... Judith Tebbutt By NEIL MILLARD Published: Today at 09:53 KIDNAPPED Brit Judith Tebbutt says she is "really happy" to have finally been freed after six months in captivity at the hands of Somali pirates. 27 comments She was dramatically released today after being taken hostage in September and is on her way back to Kenya. She told ITV News: "I'm really happy. It's just nice to be around other people, it's been quietly lonely for seven months." She was freed after a ransom was paid by her relatives, according to reports. Judith, from Bishop's Stortford,...

Wednesday, March 14, 2012

GUdoomiye Ku Xigeenkii 1-aad ee Golaha Wakiiladda Cabdicasis Samaale Oo Iscasilaadiisii xubinimo iyo xigeenkii Wakiiladda U gudbiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda

Guddoomiye Ku Xigeenkii 1-aad ee Golaha Wakiiladda Cabdicasis Samaale Oo Iscasilaadiisii xubinimo iyo xigeenkii Wakiiladda U gudbiyey Guddoomiyaha Golaha WakiiladdaPosted by halbeeg1 on Mar 14th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entryHargeysa (Halbeegnews)– Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha Wakiiladda imikana loo magacaabay xilka Wasaaradda maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa isla maantaba wuxuu u gudbiyey golaha Wakiiladda istaqlaaladda shaqo ka tagistiisa si uu...

Madaxweyne SiilaanyoIsku shaandayn ku sameeyay Golihiisa wasiirada Magacaabayna Wasiir Kale, Isku Shaandhayna Sameeyey

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirka Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, Magacaabayna Wasiir Kale, Isku Shaandhayna Sameeyey Cabdicasiis Samaale Oo Golaha Wasiiradda Ku JiraPosted by halbeeg1 on Mar 14th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entryHargeysa (Halbeegnews)– Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhawayd wareegto uu ka soo saaray xafiiskiisa wuxuu xilkii kaga qaaday Wasiirkii maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi,...

Pages 381234 »