Wednesday, July 27, 2011

Golihii fulinta ee Xisbiga UCID iyo maamulkii cusbaa oo maanta shirkale isugu yimi Faysalna ku tilmaamay Giimbaartii Burco ee la bedelay

Hargeys(Burcotoday) 25/07/2011waxa manta xaflad ay ku adkaynayaan go’aankii ay gudida fulinta ee Xisbiga UCID ku dooratay maamulka cusub eek u meel gaadhka ah Huteel Guled ku qabtay guud ahaan gudidii fulinta ee xisbigaas iyo dhamaan madaxdii gobol;ada ee Xisbiga UICD. Madashan ayaa caalamka iyo guud ahaan taageerayaasha xisbiga loogu baaqay inay laga bilaaboo manta la shaqeeyaan gudoomiyaha cusub mudane Aadan Maxamed Mire Waqaf iyo kuxigeenadiisa. Waxa madasha ka hadlay gudoomiyaha Cusub ee UCID waqaf waxaanu sheegeay in ka dib marxalado badan oo sare iyo hoos u sheegba leh uu Faysal ka soo noqon waayay inuu xisbiga taladiisa maamulka kale...

Faysal Cali waraabe oo Fagaare kala hadlay taageerayaal ganafkana ku dhuftay xilkaqaadistii gudida fulinta

July 26, 2011 - Written by editorHargeysa (Burcotoday) 25/07/2011 Isu soo bax ay manta taageerayaasha xisbiga UCID ku qabteen xarunta dhexe ee xisbiga UCID oo uu soo abaabulay gudoomiyaha Xisbiga UCID ee ay Gudida fulintu sheegtay inay ka qaaday xilkii uu xisbigaas ka hayay ayaa waxba kama jiraan kutilmaamay shirkii golaha fulinte ee xisbigaas. Faysal cali waraabe oo ay garab taagan yihiin laba xubnood oo ka tirsan gudida fulinta ayaa sheegay in xisbigii ay ka dhex dilaacday SSC isl markaana waxa uu ku eedeeyey madaxda wada fadqalalada xisbiga dhexdiisa inay yihiin qaar uu isagu meesha keensaday oo uu wax ka dhigay. “Ragii aan waday ee aan wax...

Somaliland: The former British colony that shows Africa doesn’t need our millions to flourish, By Ian Birrell

The Summer Time restaurant was buzzing. On the dusty road outside, new four-wheel drive cars fought for space with smart saloons. Inside, waiters in bow ties rushed about serving spicy chicken, camel milk and piles of spaghetti.Families and groups of friends queued for tables at the entrance.A father eating with his four sons stopped me for a chat about football. As we spoke, a group of women swathed in bright robes wafted by, talking with cutglass English accents. City of Hope: The capital Hargeisa was, two decades ago, in ruins and obliterated by bombers sent up from its airport by a vindictive dictator and littered with mines A health worker...

Ciidamada Bileyska Oo Gacanta Ku Dhigay Xafiiskii Baasaaboorada Sheekh Shariif Lagu Bixinayay, Saddex Xubnood Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Xukuumada Oo Hore U Beenisay jiritaanka Xafiiskaasi

Hargeysa, July 21, 2011 (BURCOTODAY) – Ciidamadda Bilayska Somaliland ayaa hawlgal ay shalay ka fuliyeen Caasimada Hargeysa gacanta ku soo dhigay xafiiskii Baasaaboorada dawlada Sheekh Shariif ee Somalia lagu bixinayey, isla markaana xabsiga u taxaabay saddex nin oo ka soo jeeda Somaliland iyo Ducment-yada aqoonsiga Baasaaboorkaasi oo loogu tagay xafiiskaasi.Xafiiskan Baasaaboorada dawlada Somalia lagu bixinayey ayay xukuumadu hore u beenisay inuu ka furan yahay caasimada Hargeysa, kaas oo muddooyinkii u dambeeyay-ba ka furnaa caasimada, balse aanay xukuumadu wax talaabo ah ka qaadin.Waxa sidaasi shaaca ka qaaday Taliye ku xigeenka Bilayska Somaliland...

Monday, July 25, 2011

Madaweyne Siilaanyo Oo Talaabo Horumar Leh Ku Tilmaamay Bariis Laga Beeray Dalka Oo Si Wanaagsan U Soo Go’ay.

Hargeysa (Burcotoday)-Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa  talaabo dhiirigelin leh oo loo qaaday dhanka horumarka ku tilmaamay bariiska laga beeray  dalka oo markii ugu horeysay la isticmaalay. Md Siilaanyo waxa uu hadalkan ka sheegay munaasibad lagu soo bandhigay bariiska cusub ee laga beeray dalka oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada, taasoo ay ka soo qaybgaleen  kooxo wasiiro iyo agaasimayaal isugu jirtay, isaga oo sheegaya in uu aad  ugu faraxsan yahay in markii ugu horeysay noloshiisha in uu cuno bariis laga beeray Somaliland oo wakhtigan ka yahay Madaxweyne....

Sunday, July 24, 2011

Maleeshiyadda Nabad-diidka Ah Ee SSC Oo Xilkii Ka Xayuubiyey Saleebaan Xaglo-toosiye, Hogaamiye Cusub-na U Magacaabay Ku Xigeenkiisii

Laascaanood (BURCOTODAY)  July 24,2011 –Maleeshiyadda nabad-diidka ah ee SSC, ayaa ku dhawaaqday inay xilkii guddoomiyenimo ka qaadeen Saleebaan Axmed Ciise (Xaglo-toosiye), oo muddo soo hogaaminayay Maleeshiyadaas.Golaha khusuusiga ah ee Maleeshiyadda SSC ayaa sheegay in shir maalmihii u dambeeyay kooxda uga socday deegaanka Dharkeyn-geeyo ay ku go’aamiyeen in xilka laga qaado Saleebaan Axmed Axmed Ciise (Xaglo-toosiye).Madaxa warbaahinta ee golaha khusuusiga ah ee Maleeshiyadda SSC Mukhtaar Xirsi oo maanta shir-jaraa’id qabtay ayaa shaaciyay in golaha khusuusiga SSC go’aamiyay in xilka laga qaado hogaamiyihii hore ee Maleeshiyadda nabad-diidka ah.Ninkan u hadlay golaha xilka ka qaaday Xaglo-toosiye ayaa sheegay in xil ka qaadista Xaglo-toosiye ay sababtay hawl-gudasho la’aan ka...

Tuesday, July 19, 2011

Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda Oo Socdaal Shaqo Ugu Ambabaxay Djibouti

Hargeysa, July 19, 2011 (Burcotoday) - Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa shalay socdaal shaqo oo ku tagay wadanka Jabuuti ka dib markii ay marti qaad ka heleen wasaarada maaliyada ee dalka Jabuuti.Weftigan Wasiirka Maaliyada waxa xubno ka ah Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo dalxiiska Md. C/Risaaq Khaliif Axmed iyo sarkaal ka socday Rugta Ganacsiga Somaliland.Weftigan waxa madaarka Jabuuti shalay galab ku qaabilay Wasiirul dawlaha wasaarada maaliyada Jabuuti u qaabilsan Miisaaniyadda Cali Siciid iyo Cabdi Ashkir oo ka mid ah saraakiisha wasaarada maaliyada.Wasiirka Maaliyada Somaliland...

Gudomiyaha Arrimaha Gudaha Wakiilada Oo Sheegay Inay Maanta Golaha Hor Keeni Doonaan Xeerka Axsaabta Iyo Dooda Furitaanka Ururada Oo Xaasaasi ah

Hargeysa, July 19, 2011 (Haatuf)-Gudoomiyaha arrimaha gudaha iyo nabad galyada ee golaha wakiilada Somaliland mudane Siciid Cilmi Rooble, oo guddigiisu gacanta ku hayaan xeerka axsaabta siyaasada xeer lr 14/2000 iyo digreetadii madaxweynuhu ku soo ogolaaday furista ururada siyaasada ayaa sheegay, in fadhiga maanta ee golaha ay soo hordhigi doonaan xeerkaasi iyo tala bixintii uga soo baxday kulanadii ay la yeesheen saddexda xisbi iyo qaybaha bulshada.Gudoomiyaha guddida arrimaha gudaha Md Siciid Cilmi Rooble, oo aanu xalay khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay, islamarkaana wax kaga waydiinay xeerka axsaabta siyaasada xeer lr 14/2000 ee guddigoodu...

Sunday, July 17, 2011

Mucaaradka ka soo Horjeeda Madxweyne Qadafi oo dagaal ay waxyeelo badani ay ka soo gaartay oo ka dhacay deegaanka Bareega

Mucaaradka ka soo Horjeeda Madxweyne Qadafi oo dagaal ay waxyeelo badani ay ka soo gaartay oo ka dhacay deegaanka Bareega Libiya(BCT) Mucaaradka dalka Libiya oo Wado dadaali iyo dagaalo badan oo ay Ku ridayaan Dowlada uu waqtiga bdan hogaaminayay ee Col.mucamar Qadafi ayaa waxaa deegaanka Bareega ku dhex maray  Libiya(HWN) Mucaaradka dalka Libiya oo Wado dadaali iyo dagaalo badan oo ay Ku ridayaan Dowlada uu waqtiga bdan hogaaminayay ee Col.mucamar Qadafi ayaa waxaa deegaanka Bareega ku dhex maray dagaal xoogan ayaga iyo Ciidamada Daacada u ah Madxweyne qadafi halkaasi oo ay ka dhalatay qasaaro fara badanDeegaanka bareega oo ah dekkada...

Monday, July 11, 2011

Madaxweyne Silaanyo Oo Ka Soo Laabtay Koonfurta Sudan+Sawirro

Madaxweyne Silaanyo Oo Ka Soo Laabtay Koonfurta Sudan.SawirroHargeysa (Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu socdaal shaqo ku tagay dalka cusub ee koonfurta Suudaan oo uu ka qeyb galay xafladii wanqalka ee shalay loo sameeyay dabaal dega wadankaasi. Madaxweynaha Somaliland markii uu ka soo degay madaarka Hargeysa Saxaafada ugu waramayay waxa uu yidhi “ILAHAY ayaa mahad leh waxaanu ka soo qayb galay dabaal degii mada-baanida wadanka cusub ee Koonfurta Sudan, si wanaagsan ayaa naloo soo dhaweeyey si wanaagsana waanu ugu qayb galnay, maadaama ay Saxafiyiin...

Pages 381234 »