Saturday, February 26, 2011

Gudigii Aasitaanka Baraagaha Kalshaale oo Saaka Ka Anbabaxaya Magaalada Burco

Burco-(Burcotoday)-Gudi uu madaxwyanaha somaliland u xilsaaray aasitaanka Barkadihii dhibta badan ka dhalatay ee Kalshaale ayaa saaka ka subaxii hore ka jarmaaday magaalada Burco iyagoo ku sii jeeda deegaankaasi oo la filayo in maanta si rasmiya ay u aasaan baraagahaasi. Gudigani aya isugujira xildhibaano,Agaasimaha Wasaarada Maaliyada,Maamulka Gobolka Togdheer iyo wax garad ka soo jeeda deegaankaasi kuwaasi oo fulinya amarkii madaxweynha ee ahaa in la aaso baraakaha khilaakfa weyn ka dhexdhaliyay beelaha wada dega deegaanka klashaale.Deegaanka kalshaale ayaa ahaa mid uu khilaaf weyni ku dhexmaray beelaha Buuhoodle iyo qorilugud kaaso oo ka dhashay...

ZAWIRKA MAANTA: Gabadh Adhi La Joogta

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Burcotoday idiin soo gudbinaysa waa Sawir ku saabsan Gabadh reer miyi ah oo Adhi  la joogta, Sawirkan oo Laga Yaabo Inuu Wax Badan Kaa Xasuusiyo nolosha dhabta  ah ee wadankeena,  quruxda dalkaaga Daawo  oo ku diirso,DAAWASHO WACAN....

War degdeg Ah: Aqal Dhise Shan Makhsin Ah Oo Ku Yaala Xaafada New Hargeysa Oo Uu Dab Qabsaday Maanta

 Hargeysa (BCT) –Aqal Dhisme ah oo ku kala yaala xaafada  New Hargeysa ayaa uu dab qabsaday maanta abaaro 10:30 hudurnimo, gurigaasi  oo ka dhigaya tirada Guryaha gubtay mudo Bil Gudaheeda ah 36, aqal oo dhamaandood ku yaal Magaalada Hargeysa.  Wararkii ugu dabeeyey ee dabkaasi ayaa waxa ay sheegaan in goor dhaweyd uu dab qabsaday Aqal daar ah oo ku yaal xaafadaha New Hargeysa , dabka qabsaday guryahaasi gubatay maanta ma jiraa cid wax ku noqtay, marka laga yimaado Hintii uu dabkaasi Burburiyey. waxana ay warku sheegayaan in uu Dabkaasi Gurigaa qayb ka mid ah iyo wixii hani hoos yaalay uu baabiyey halka intii kalena laga soo...

Wednesday, February 23, 2011

Shaqalaha Hayada Wadaniga ah “CANDLELIGHT ERIGAVO” oo si Muwaadinimo leh Tagero ugu Sameyey Cisbitalka guud ee CEERGABO

Ceerigaabo-(Burcotoday)-Dhalinyarada ka shaqeeya hayada CANDLELGHIT O si hagar la ana ugu deeqday sodon lawdh oo jayga wadooyinaka ah dhakhtarka weyn ee ceerigabo .iyadoo marwalba ay hayada ay ka shaqeyan u heelan hawlaha wax loogu qabanayo dadyowga tabaleysan iyo bulsho weynta inteeda kale . Dhalinyarada aqoontooda ku gartay iyagoo wax tagero iyo amaan ku helayn inay dhibtaa ka qaybqaatan  isagana     u ruriyaan lacagta ku baxaday ayaa hadana malintii labaad sameeyey inay ku kala bixiyaan meelihii aad ka u liitay ee boodhka iyo saxo xumadu ka jirtey ,meelahaas oo ahayd meel aad looga caban jirey mudo badan ayaa maantana...

Tuesday, February 22, 2011

1924 kii ayaa Marsuum Suldaan Beelaha Yoonis Nuux lagu dejiyey Ceelka Hargeysa

Written by Caaqil Abdulrahman Hassan    Feb 21, 2011 at 07:31 PM 12 Dec. 2008 kii  Jimce.Haji Abdikarim Hussein Xafidahullaah oo ah Oday Dhaqmeed, Qaamuska Reer Somaliland ah oo Maalin iyo Taarikh kasta Kaalin weyn oo mug leh ka soo qaatay Dhismaha Somaliland tan iyo Isticmaarkii ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Madal laga dhegaysanaayey Warbixin ay hawlihii Diiwaangelinta ee Gobolka Hargeysa ka soo diyaariyeen Golaha Guud ee Beelaha Cidagale oo lagu qabtay Star Hotel 12 Dec. 2008.Mar Haji Abdikrim uu ka hadlayey Taariikhda Hargeysa, waxa uu sheegay in Magaalada Hargeysa loogu yimid Beelaha Ciidagale iyo Arab, Magaaladanna ay aasaaskeeda ay lahaayeen oo hareeraha Beelo kale ka soo dageen, muddo dheer ka dib. Waxse uu xusay in Beelaha Nuh Isamil ee Sacad...

Xisbiga Ucid Oo Baaq Taageero Ah Soo Saary

Feb 22, 2011 at 08:03 AM Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka                                                 UCIDJustice And Welfare Party ___________________________ Date, February 22, 2011 Ujeeddo: Baaq-Taageero Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID wuxu xukuumadda ugu baaqayaa inay dagdag u fuliso go’aankii ay ka qaadatay arrinta kalshaale lana aaso barkadihii khilaafka dhaliyey. Xisbiga UCID wuxuu taageerayaa kuna qarab taagan yahay xukuumadda iyo ciidanka qaranka difaaca qaranka  Somaliland wuxuuna shacabka Somaliland ugu baaqayaa in naf iyo maalba lala...

Hay'adda ICG oo sheegtay in dowladda KMG ah ay lumisay fursado badan oo ay wax ku qaban lahayd

Talaado, 22 Feberaayo, 2011 (Burcotoday) – Hay'adda xasaradaha dunida ee ICG ayaa wrabixin ay soo saartay ku sheegtay in dowladda KMG ah ee Soomaaliya ay lumisay fursado badan oo ay wax kaga qaban kartay dalka, sidoo kalena muddadii labada sano ah ee ay jirtay aysan ka faa'iideysan taageeradii ay beesha caalamka siiyeen. ICG waxay sheegtay in dowladda Soomaaliya ay wax ka qaban wayday maamul xumo haysata iyo musuqmaasuq dhexdeeda ah, taasoo warbixinta ay sheegtay inay tahay mida ugu weyn ee ay dowladdu wax ka qaban wayday. Hay'adda ICG ayaa warbixinteeda ku xustay in wasiirada xukuumada marka ay warqada ku qoran yihiin ay yihiin kuwo aad u wanaagsan, balse marka siyaasad ahaan la eego khilaafka iyo kala qaybsanaanta dowlada ka dhex jirta aan la aamini karin inay horumar gaari karaan inta...

Gacan waashey & dhibaatada uu ku Hayo Classka Form Four A

Wiilkan oo lahdhao A.S.Aw D. oo lagu naaneyso Gacanwaashey ayaa dhamaan classka form four A uu ka istaagey khaatiyan ayaan ilaa imika la garaneyn waxa uu uga jeedo waalidaas & qayladaas qayrul caadiga ah. kadib markii macalimimuunta & ardeyga inta dedaashaa ay u adkeysan waayen qayladiisa ayaa waxa loo fadhiisatay Shir degdeg ah oo ay wehelinayaan dhmaaan Ardeyda & macaliminta Mamulayaasha & waashmaanada oo ah kuwa ugu daran ee dhibaatadu saameysay ayaa waxa la ogaadey keliya in gacanwaashey uu meehsa ku sugo qadada iyo inuu is tuso naagaha galaaska oo uu mustaqabal & WEji fiican iminka halkan kama cadeyn karno cida uu istuso lkn waxaa hubaal ah inuu cid kale u noolyahay una soo tooso waxa kale uu hadh iyo habeen hadal hayaa Dhoof dhoof halis ah ayaa galay Sidaas daraadeed...

Monday, February 21, 2011

Ciidanka Qaranka Somaliland Oo La Wareegay Fadhiisimadii Kooxda SSC Ee Taageerada Ka Haysta Maamulka Budhcad baddeedka ee xaruntiisu Garoowe Iyo Tirada Maxaabiista Laga Qabtay

Burco (BCT) Ciidanka qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore ee duleedka Buuhoodle ayaa gebi ahaanba la wareegay subaxnimadii hore ee saaka saddex goobood oo fadhiisin u ahaa Maleeshiyada Nabad -diidka SSC ee taageerada ka haysta maamulka budhacad-badeedda ee xaruntiisu tahay Garoowe.  Talaabada ciidanku kula wareegeen goobahaa oo fadhiisin u ahaa Maleeshiyadaa ayaa ka danbaysey. Kaddib markii ay cutubyo ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland ku ruqaansadeen saaka subaxnimadii hore halkaa, iyagoo gacanta ku dhigay 29 maxbuus oo ka mid ah malayshiyadaa iyo hal gaadhi oo kuwa gaashaaman ah, isla markaana kala wareegay fadhiisimadii...

Tifaftiraha Wargeyska Waaheen oo Xorriyadiisi loo soo Celiyey

Feb 20, 2011 at 03:26 PM Hargeisa(Qaran news)-Tafaftiraha Guud ee Wargeyska Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa Maanta si rasmi ah loogu soo celiyey Xoriyadiisii ka dib markii uu muddo bil ah ku xidhnaa Xabsiyada Hargisa iyo Gabiley.Tafaftiraha oo maanta markii Xoriyadiisa loo soo celiyey Magaalada gabiley ay ka soo Galbiyeen qaar ka mid ah hawl-wadenada Waaheen ayaa sheegay in Xaaladiisu aad u fiicantahay,isla markaana uu aad ugu faraxsanyahay sii deynta la sii daayey,isaga oo Xusay in intii uu jeelka ku jiray aanay wax dhibaato ahi soo gaadhin.Tafaftiraha ayaa sheegay in Xayiraadii Booqashada ee ay Xukuumadu ku soo rogtay markii uu ku Xidhnaa jeelka Magaalada Hargeisa ay sabab u ahayd, maamulka Jeelkaasi oo aan gacanta ugu jirin Dawlada Somaliland balse ay maamulaysay Hay'ada UNDP...

Sunday, February 20, 2011

Dowladda Ruushka Oo Wada Qorshayaal Lagaga Hortagayo Kooxaha Burcad Badeeda Somalia.

...

Wednesday, February 16, 2011

Fannaankii Weynaa Ee Axmed Cali Dararamle Oo Caawa Ku Geeriyooday Magaalada London

 London(BCT)-  Waxaa caawa wadanka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London  ku geeriyooday  Alla ha u naxariistee Axmed Cali Dararamle   oo ka mid ahaa muusikiistihii hobolada waaberi ee caanka ahayd ,Marxuumka oo ku noolaa magaalada London wakhti badan laguna arki jiray goobaha ay xafladuhu ama fannaaniintu isugu yimaadaan. Waxa ay maamulka shebekedda caalamigga ah ee http://www.burcotoday.blogspot.com/ iyo ay akhrista-yaasha qoraya-yaasha macaamiisha u ahiba ay tacsiyaday-nayaan ilaah ha u naxariisto’e, denbigiisana ha ka dhaafo’e fanaankii weynaa ee waxana aanu lee-nahay  ilaah samir iyo iimaan ha ka...

Saturday, February 12, 2011

The Speech by the Somaliland Foreign Minister at the Wilton Park Conference

Wilton Park Conference, 7-9 February 2011:  Somalia: Building Stability, Accepting RealityMinisters, Distinguished guests, Ladies & Gentlemen, Thank you for inviting me as the Foreign Minister of Somaliland to participate in this international conference in order to share our experience in piece-making and state-building with you in the search for piece and security in Somalia. We see the invitation as recognition of the important role that Somaliland can play in the regional affairs and as an opportunity to present our national views to the international community. What our attendance also shows is the increasing political maturity...

Wednesday, February 9, 2011

War Deg Deg Ah. Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Si Rasmi Ah Cafis Ugu Fidiyey Boqor Raabi iyo Gudoomiyaha Wargeyska Waaheen Md. Xuuto

Hargeysa (Burcotoday)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta si rasmi ah cafis ugu fidiyey Boqor Raabi iyo Gudoomiyaha Wargeyska Waaheen Md. Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto. Cafiska Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo uu u fidiyey labadan xubnood ayaa waxa ay ka dambaysay ka dib markii kulkan balaadhan uu Madaxweynuhu saaka Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Guud ahaan Salaadiinta iyo Cuqaasha Somaliland, ka dibna ay salaadiintaasi Madaxweynaha ka codsadeen in uu cafis u fidiyo fidiyo Boqor Raabi iyo Gudoomiyaha Wargeyska Waaheen Md. Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto, oo labaduba ku kala jira Xabsiyada Magalada Hargeysa...

Magacyada Maxaabisti laga soo Qaybtay Dagaalkii Kalshaale

Wednesday, 09 February 2011 Magacyada Maxaabisti laga soo Qaybtay Dagaalkii Kalshaale Maxaabiista lagu soo qabtay dagaalkii  kalshaale ee hada lagu hayo xabsiga magaalada Burco ayaa magacyadoodu kala yihiin.     1.Carab  Xasan Fadal.2.Faarax Jaamac Cali.3.Maxamed Cumar Ismaaciil.4.Maxamed Rashiid Tuur.5.Cali Daahir Ismaaciil.6.C/risaaq Sanyare Maxamed.7.Dhuux Axmed  Daahir.8.Shaafici  Xasan Saalax.9.Maxamed Axmed Cabdi.10.Cabdilaahi Muuse Diiriye.11.Xasan Cabdi X.Haaruun.12.Jaamac Saleebaan Geele. 13.Cabdi Axmed Muxumed...

Wednesday, February 2, 2011

SAWIRKA MAANTA. Dhaanka Yaa Wadday. Daawasho Wacan

Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah ee Burcotoday  Waa Mid Muujinaya Hiddaha & Dhaqanka Soomaaliyeed, Sawirkan oo Aanu Ugu Magac daray (Dhaanka Yaa wadday) Ayaa Arimaha Layaabka Leh Ee Ka Muuqda waxaa kamida In Geellaas Lagu Rarray Caagado halka Sida Caadiga Ah Lagu Dhaan Taggi Jirey Haammo Ama Dhiillo, Hadaba Maxaa Is Bedelay Ma Dhaqankii Baa Sidan Noqday Mise Dadkii Baa Ka Wahsaday Inay Dhiillihii & Haammihii Sameystaan. Halka uu Sawirkan yahayna Waa Mid Idin Sugeysa Jawaabteedu,   DAAWASHO WAC...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Waddo Laami Ah Oo Ay Dawlada Hoose Ee Hargaysi Dhistey

Hargeysa(Burcotoday)- Madaxwaynaha somaliland mudane axmed maxamed maxamuud  siilaanyo aya maanta xadhiga ka jaray waddo laami ah oo dhererkedu dhan yahay laba killo mitir taasi oo dhismeheda ay hirgalisey dawlada hoose ee magaalada hargaysa . Wadadaasi oo isku xidhi doonta xaruunta hayada u.n.d.p iyo taaliska guud ee ciidanka qaranka somaliland wax ugu horeyn halkaasi ka hadlay  duqa caasimada eng jiciir oo sheegey in ay hada diyaar u yihiin ila shan waddo oo la dhamays tirey  maalmaha so socdana xadhiga laga jaridoono  taasi oo u sheegey in ay wax wayn ka taari doonto bahida waddoyinka caasimada  , wax isna halkaasi...

Yemen( madaxweynaha yaman oo sheegay inuu xilka ka degayo dhamaadka 2013

Yemen( madaxweynaha yaman oo sheegay inuu xilka ka degayo dhamaadka 201...

Budhcad Badeed Soomaali Ah Oo Ka Codsaday Dowladda Koonfur Kuuriya In Loo Ogolaado Inuu Dalka Iska Joogo.

Seoul (Burcotoday)- Wargeys ka soo baxa dalka Koonfurta Kuuriya ayaa qoray in mid ka mid ah Budhcad badeedka Soomaalida ah ee lagu xidhay xabsi ku yaala dalka koonfurta kuuriya   oo ah 21-jir ah ayaa ka codsaday sarkaal katirsan dambi baarista Koonfurta Kuuriya in loo ogolaado uu dalka iska joogo oo aan dib loogu celinin Soomaaliya. Shan kamid ah Budhcad badeeda Soomaali oo ay todobaadkii hore gacanta ku dhigeen ciidamadda badda ee Koonfur Kuuriya  ayaa sheegay in noolasha taala xabsiga lagu hayo ay aad uga wanaagsan tahay tii ay ku haysteen Soomaaliya,  Wargeyska ayaa soo xigta sarkaalka dambi baadhiska isaga oo leh, “Kuwa kale...

Wasiir Xaabsade Oo Digniin Culus U Jeediyey Puntland,Waxyaabo kalena ka Hadlay.

Wednesday, 02 February 2011 Gooni Isku Taaga Somaliland-Na Ku Tilmaamay Mid Aan Gorgortan Iyo Wada Hadal Gali Karin “Xilkan La Ii Magacaabay  Mid Ii Qalma Maaha, Waxaanse Ugu Qancay, Kooxaha Ku Dhuumanaya Laascaanood Ee Mudaharaadka Abaabulay Waa La Ogyahay Talaabo Ayaa Laga Qaadi Doonaa, Beesha Caalamku-na Haddaanay Na Aqoonsanayn Yaanay Khal Khal Noola Iman” Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade  Waraysi Khaas ah Hargeysa, (Burcotoday) - Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi galinta Axmed Cabdi Xaabsade oo barito xilka si rasmi ah ula wareegi doona ayaa jawaab kulul ka bixiyay hanjabaadii shalay ka soo yeedhay...

Pages 381234 »