burco waxay ku taala
meel aan bacaadiyo
baraf aan lahaynoo
...alle uu barwaaqiyo
...bilic ku manaystoo
ruuxii basaasee
qurbuhu uu bahdilayooow
buqcad weeye khayr qabtee
allaw yaa baarbaartiyo
waxii bilanta dhoobnayd
burco wayn ku noolayd ii wada
ii wada bidhaanshoo
bulsho waynta qaaliga ah
indhahayga wada bara
4 ever burco and all my motherland
Pages
▼
Tuesday, October 19, 2010
SAWIRKA MAANTA oo Aad U Qosol Badan Bissad La Edbinayo oo Sidii Dadka u Qaadanaysa
Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee Oodweynenews Waa BISAD Qofkii Lahaa Edbinayo oo Si Cajiib Ah oo Funny Ah Gidaarka Ugu Tiirsan Iyadoo Sawirku Miijinayo Inay Leedahay OK OK
No comments:
Post a Comment