Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee Oodweynenews Waa Laba Riyood oo dhakada uga baxay gaadhayi Syraf ah si u daaqaan laaca caleenta geed miremire ah maxaad u malaynaysaa inuu samayn doono ninkii gaadhigani lahaa marka uu soo baxo gaadhigii uu maydhay oo riyo dusha uga baxeen.


Wednesday, October 27, 2010
Aamiin Hassan Daacad






0 comments:
Post a Comment