burco waxay ku taala
meel aan bacaadiyo
baraf aan lahaynoo
...alle uu barwaaqiyo
...bilic ku manaystoo
ruuxii basaasee
qurbuhu uu bahdilayooow
buqcad weeye khayr qabtee
allaw yaa baarbaartiyo
waxii bilanta dhoobnayd
burco wayn ku noolayd ii wada
ii wada bidhaanshoo
bulsho waynta qaaliga ah
indhahayga wada bara
4 ever burco and all my motherland
Pages
▼
Monday, October 18, 2010
Burco: Munaasad Lagu Xusayey Sanad Guurada 26-aad ee Maalinta Shuhadada SNM ee 17-kii October 1984-kii Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco
No comments:
Post a Comment