Monday, September 3, 2012

Guddida Doorashada Madaxwaynaha Somaliya Oo 22 Musharax Siiyay Waraaqo Ay Ku Soo Buuxinayaan Magacyadda Musharixiinta Kalsoonida Siinaya

Guddida Doorashada Madaxwaynaha Somaliya Oo 22 Musharax Siiyay Waraaqo Ay Ku Soo Buuxinayaan Magacyadda Musharixiinta Kalsoonida Siinaya Muqdisho (BCT) Sept 3,2012 – Guddida doorashada Madaxwaynaha Somaliya ayaa maanta bilaabay qabashada araajida Musharixiinta Madaxwaynuhu ku dalbanayaan inay ka qayb-galaan tartanka doorashada oo dhici doonta 10-ka bishan September. Guddoomiyaha guddida doorashada Madaxwaynaha Somaliya ayaa sheegay inay maanta 22 Musharax siiyeen warqado ay ku soo buuxinayaan Magacyadda 20 Musharax oo kalsooni siinaya marka la bilaabo tartanka doorashada, sidoo kalena waxay Musharixiinta fareen inay lacagta diwaangalinta...

Isku Xidhka Ururada Xuquuqal Iisaanka Oo Cambaareeyay Go’aankii Wakiiladu Ku Laaleen Kootadii Haweenka, Xukuumaddana Ugu Baaqay Inay Garsoorka Faraha Kala Baxdo

Isku Xidhka Ururada Xuquuqal Iisaanka Oo Cambaareeyay Go’aankii Wakiiladu Ku Laaleen Kootadii Haweenka, Xukuumaddana Ugu Baaqay Inay Garsoorka Faraha Kala Baxdo Hargeysa (BCT) Sept 3,2012 - Isku-xidhka Ururada Aan Dawliga Ahayn ee Xuquual Insaanka ayaa cambaareeyay go’aankii golaha Wakiiladu ku laaleen xeerkii kuraasta kootada ah loogu xidhayey haweenka iyo dadka la hayb-sooco. Isku-xidhka Ururada Aan Dawliga Ahayn ee Xuquual Insaanka, waxa kale oo ay xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo ugu baaqeen inay faraha kala baxdo hay’addaha garsoorka dalka oo ay sheegtay inay bilihiiu u dambeeyay culays aad ah saartay. War-saxaafadeed maanta ka...

Pages 381234 »