Monday, July 23, 2012

Saleebaan Xaqle-toosiye Oo Maanta Soo Gaadhay Buuhoodle, Kana Hadlay Wada-hadalkii Uu la Yeeshay Weftigii Madaxweyne Siilaanyo Xilligii Uu Ku Sugnaa Dubai (Daawo Video).

Saleebaan Xaqle-toosiye Oo Maanta Soo Gaadhay Buuhoodle, Kana Hadlay Wada-hadalkii Uu la Yeeshay Weftigii Madaxweyne Siilaanyo Xilligii Uu Ku Sugnaa Dubai (Daawo Video). Hargeysa (Burcotoday) July23, 2012 – Hogaamiyihii hore ee kooxda isku magacowda SSC, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Buuhoodle. Waxaana hadal uu u jeediyey dadweynihii soo dhaweeyey uu kaga hadlay, wada-hadaldii uu magaalada Dubai kula yeeshay weftigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”. Saleebaan Xaglo-toosiye isaga oo ka hadlayey arintaa waxa uu sheegay in ummaddu dhamaan u baahan tahay nabad, isagu uu kala hadlay masuuliyiinta hawlo nabadeyn ah, tiina uu socdo sidii uu uga midho dhalin lahaa. Warka Saleebaan Xaglo-toosiye oo uu idiin soo gudbin doono...

Pages 381234 »