Xulalka Germany Iyo Portugal Oo Ka Soo Baxay Group B, Denmark Iyo Holland oo Daaqada Ka Baxay.
Xulalka Germany Iyo Portugal ayaa caawa ka soo baxay Group B waxeeyna Kulamo ay la ciyaareyn laba Xul ee daaqada ka baxay ee Denmar iyo Xulka aan Dhibic ka qaaday Koobka Euro 2012 ee Holland.
Ciyaar aad u xiisa Badan oo Dhexmartay Xulalka Germany iyo Denmark ayaa ku soo idlaatay Natiijada Ciyaarta Germany 2 1 Denmark Taas oo ka dhigeeyso in Xulka Germany 3 Kulan iyo 9 Dhibcood uu kaga soo baxo Group B iyo Xulka Denmar oo asne 3 Kulan iyo 3 Dhibcood ayuuna ku haray.
Dhanka Kale Xulka Caawa Hamiga Weyn is galshay ee rabay in uu Dardaro Xulka Portugal...