Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo La Soo Gabo-Gabeeyey Laguna Doortay Qaar Ka Mida Hogaanka Xisbigaas.(Hadhwanaagnews) Sunday, April 15, 2012
Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo La Soo Gabo-Gabeeyey Laguna Doortay Qaar Ka Mida Hogaanka Xisbigaas iyada oo xil ka qaadis buuq badan dhalisay xilkii lagaga qaaday gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye.
Hargeysa(HWN)shirkii golaha dhexe ee xisbiga kulmiye oo maanta ku jiray maalintii labaad ee shirkaasi ayaa waxa lagu doortay gudoomiye ku xigeenka koowaad,labaad,sadexaad iyo xoghayaha guud halka dib loo dhigay xilka gudoomiyaha xisbiga kulmiye...