Sunday, May 22, 2011
aljaziira oo ah telefishanka aduunka ugu caalmsan oo ogaadey in somaliland tahay dal isku filan
Sunday, May 22, 2011
Aamiin Hassan Daacad
Dabaaldeggii 18-May iyo wacdarihii Dallada SYNA ee Gobolka Togdheer oo Cod ah Halkan Ka dhegayso oo Daawo SAWIRADA.
Sunday, May 22, 2011
Aamiin Hassan Daacad
Dabaaldeggii 18-May iyo wacdarihii Dallada SYNA ee Gobolka Togdheer oo Cod ah Halkan Ka dhegayso oo Daawo SAWIRADA. (Hadhwanaagnews) Sunday, May 22, 2011 R-Hadhwanaag: Dhegayso Barnaamij Gaar ah oo an ka diyaarinay Xuskii iyo Dabaaldeggi Dallada SYNA ay u samaysay Sannadguurada 20-aad ee Gooni isutaagga Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May , Masraxiyaddii, khudbadihii iyo Suugaantii Tirada Badnayd ee Habeenkaasi halkan ka Dhegayso Dabaaldeggii 18-May iyo wacdarihii Dallada SYNA ee Gobolka Togdheer oo Cod ah Halkan Ka dhegayso oo Daawo SAWIRADA. Submitted By: Mustafa Burco | |||||||||||||
War Deg deg ah: Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Dalka Kenya Shaaca Ka Qaaday Inuu Aqoonsanayo Somaliland.
Sunday, May 22, 2011
Aamiin Hassan Daacad
Friday, May 20, 2011
Banaan Baxii Ugu Ballaadhnaa Ee Ka Dhaca Waddanka Ingiriiska Oo Shalay Ay Isugu Soo Baxeen Dad Weynaha Rer Somaliland Maagalada London, Quruxdii Xaflada Maxaad Ka Ogtahay Daawo Sawira Layaabka Leh.
Friday, May 20, 2011
Aamiin Hassan Daacad
| |||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
(Hadhwanaagnews) Thursday, May 19, 2011 (London-HNW) Waxaa ka dhacday magaalada London shalay oo ahayd 18 May banaan bax kii ugu ballaadhna ee inta la ogyaay sannadahan ka dhacda dalka Ingiriiska ka soo ay dhigaan dadka asal koodu u dhashay qaarada Afrika, banaan baxan oo lagu beegay sannad guurada 20 dee ka soo wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay madax banaanineeda wuxuu ahaa mid si cajiiba losoo agaasimay, dadka ayaan (London-HNW) Waxaa ka dhacday magaalada London shalay oo ahayd 18 May banaan-bax kii ugu ballaadhna ee inta la ogyaay sannadahan ka dhacda dalka Ingiriiska ka soo ay dhigaan dadka asal koodu u dhashay qaarada Afrika, banaan baxan oo lagu beegay sannad guurada 20 ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay madax banaanineeda wuxuu ahaa mid si cajiiba losoo agaasimay, dadka ayaan tiradooda si dhaba loo ogayn balse isha ayaa kugu daalaysay markaad is tidhaadso si rasmiya uga bogo. Waxaana lagu qiyaasayay ilaa dhawr kun oo qof, waxaa ka muuqatay dadka wajiyadooda qiiro iyo farxad aan xadlahayn, waxayna isugu hanbalyeynayeen sidii maalin ciid oo kale ah. Hablaha ayaa dhabanadooda ku xardhacay calanka qurxoon ee Somaliland. Waxayna dadku isaga kala yimadeen dhammaan gobolada uu ka kooban yahay waddanka Boqortooyada Ingiriiska.
Xildhibaano tageera qadiyada Somaliland oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska ayaa yaguna goobjoog ka ahaa banaan baxii shalay, waxaa dadka la hadlay xubno ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska gaar ahaan guddi hosaadka arrimaha dibadda ee Britain, sidoo kale waxaa dhanbaal ka turjumaaya banaan baxan iyo waxay Somaliland qabsatay loo gudbiyay Raysal Wasaaraha waddanka Ingiriiska Doved Cameron, muddo ku siman shan sacadood oo xidhiidha ayuu socday banaan baxani, yadoo dadku ay wayeen meel ay is tagaan ka dib markii goobtii buux dhaaftay. Runtii waxaa la odhan karaa marka la eego sida losoo agaasimay wuxuu ahaa mid aad u habaysan. Habeenimadii xalay ayay yadana dhacday xaflad ballaadhan oo lagu casuumay saaxibada caalamiga ah ee Somaliland, tasoo ay ka qabgaleen dad caan ka ah waddanka Ingiriiska. Si kasta oo ay tahay waxay arrintani ahayd talabadii ugu ballaadhnayd ee ay qadaan qurbajooga Somaliland ee ku dhaqan waddanka Ingiriisku, tasoo wax badan ka tari karta qadiyada Somaliland ee aqoonsiga ay kaga rabto beesha caalamka, sidoo kale waxay u muuqatay mid midaysay dhammaan shacbi weynaha rer Somaliland ee qurbaha. Hadhwanaagmedia England/Uk. Email muniir10@gmail.com Submitted By: Mr UK |
Banaan Baxii Ugu Ballaadhnaa Ee Ka Dhaca Waddanka Ingiriiska Oo Shalay Ay Isugu Soo Baxeen Dad Weynaha Rer Somaliland Maagalada London, Quruxdii Xaflada Maxaad Ka Ogtahay Daawo Sawira Layaabka Leh.
Friday, May 20, 2011
Aamiin Hassan Daacad
Hadhwanaagnews) Thursday, May 19, 2011 (London-HNW) Waxaa ka dhacday magaalada London shalay oo ahayd 18 May banaan bax kii ugu ballaadhna ee inta la ogyaay sannadahan ka dhacda dalka Ingiriiska ka soo ay dhigaan dadka asal koodu u dhashay qaarada Afrika, banaan baxan oo lagu beegay sannad guurada 20 dee ka soo wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay madax banaanineeda wuxuu ahaa mid si cajiiba losoo agaasimay, dadka ayaan (London-HNW) Waxaa ka dhacday magaalada London shalay oo ahayd 18 May banaan-bax kii ugu ballaadhna ee inta la ogyaay sannadahan ka dhacda dalka Ingiriiska ka soo ay dhigaan dadka asal koodu u dhashay qaarada Afrika, banaan baxan oo lagu beegay sannad guurada 20 ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay madax banaanineeda wuxuu ahaa mid si cajiiba losoo agaasimay, dadka ayaan tiradooda si dhaba loo ogayn balse isha ayaa kugu daalaysay markaad is tidhaadso si rasmiya uga bogo. Waxaana lagu qiyaasayay ilaa dhawr kun oo qof, waxaa ka muuqatay dadka wajiyadooda qiiro iyo farxad aan xadlahayn, waxayna isugu hanbalyeynayeen sidii maalin ciid oo kale ah. Hablaha ayaa dhabanadooda ku xardhacay calanka qurxoon ee Somaliland. Waxayna dadku isaga kala yimadeen dhammaan gobolada uu ka kooban yahay waddanka Boqortooyada Ingiriiska.
Xildhibaano tageera qadiyada Somaliland oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska ayaa yaguna goobjoog ka ahaa banaan baxii shalay, waxaa dadka la hadlay xubno ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska gaar ahaan guddi hosaadka arrimaha dibadda ee Britain, sidoo kale waxaa dhanbaal ka turjumaaya banaan baxan iyo waxay Somaliland qabsatay loo gudbiyay Raysal Wasaaraha waddanka Ingiriiska Doved Cameron, muddo ku siman shan sacadood oo xidhiidha ayuu socday banaan baxani, yadoo dadku ay wayeen meel ay is tagaan ka dib markii goobtii buux dhaaftay. Runtii waxaa la odhan karaa marka la eego sida losoo agaasimay wuxuu ahaa mid aad u habaysan. Habeenimadii xalay ayay yadana dhacday xaflad ballaadhan oo lagu casuumay saaxibada caalamiga ah ee Somaliland, tasoo ay ka qabgaleen dad caan ka ah waddanka Ingiriiska. Si kasta oo ay tahay waxay arrintani ahayd talabadii ugu ballaadhnayd ee ay qadaan qurbajooga Somaliland ee ku dhaqan waddanka Ingiriisku, tasoo wax badan ka tari karta qadiyada Somaliland ee aqoonsiga ay kaga rabto beesha caalamka, sidoo kale waxay u muuqatay mid midaysay dhammaan shacbi weynaha rer Somaliland ee qurbaha. Hadhwanaagmedia England/Uk. Email muniir10@gmail.com Submitted By: Mr UK | ||||||
Burco: (HWN)Dallada isku xidhka Dhalinyarada Somaliland ee SYNA ayaa Dabaaldeggi u ballaadhnaa abid xalay ka dhigtay Hoolka weyn ee Jamacadda Burco.(DAWO SAWIRADA)
Friday, May 20, 2011
Aamiin Hassan Daacad
Burco: (HWN)Dallada isku xidhka Dhalinyarada Somaliland ee SYNA ayaa Dabaaldeggi u ballaadhnaa abid xalay ka dhigtay Hoolka weyn ee Jamacadda Burco.(DAWO SAWIRADA(Hadhwanaagnews) Wednesday, May 18, 2011 Burco:(HWN) Dallada isku xidhka Dhlinyarada Somaliland ee SYNA oo xalay soo Bandhigtey Sugaan iyo Masraxiyad aad u soo jiidatay Dadweynihii Tirada Badnaa ee madasha fadhiyey ayaa waxa kala qaybgalay Dabaaldegga 18ka m ay ee xalay Maayar xigeenka Degmada Burco Axmed Cabdi fly, Isuduwaha W/qoyska Marwo Casha Cali Qabille iyo....Burco: (HWN)Dallada isku xidhka Dhalinyarada Somaliland ee SYNA ayaa Dabaaldeggi u ballaadhnaa abid xalay ka dhigtay Hoolka weyn ee Jamacadda Burco.(DAWO SAWIRADA) Guddomiyaha Dallada SYNA ee Gobolka Togdheer Shabac Cabdi Maxmed oo khudbado kooban halkaas ka jediyey ayaa shegay in Dallada SYNA ay tahay Dallada keliya ee u shaqaysa heegankana u ah sidii Da’yarta Dalku ay u noqon lahaayen kuwo wax bedeli kara, islamarkaasna ay u noqon lahaayeen, kuwo heegan buuxa u ah kana midaysan horumarka Dalka. "Dallada SYNA waxay idin ballanqaadaysa inay soo dhoweynayso fikirkiina, aqoontiina, iyo wax kasta oo aad is leedihiin ka dhalinyar ahaan waa u faaido dalka ama waad ku darsan kartaan" ayu yidhi Gudomiye Shabac. Abwaano Isugu jira, kuwo dhex, kuwo waaweyn iyo kuwa Da’yar ahba ayaa halkaas ka tiriyey maansooyin,gabayo iyo Suugaan Qiiro iyo xamaasadba ku abuurtay Dadkii Madasha Fadhiyey. Khaalid Maxmed Muse ookamid ahaa Abwaanadi Da’da yaraa ee maansooyinka ka tiriye madasha ayaa waxa suugantisii kamid ahaa "magaceed jiryeey, mar baan is idhi MAY ma labaxdaa, May,Soomaaliyaay kaa maaranee meeshaada joog, adiguna muqdishooy meeshaan marnoba Mawdaa ka hay MAW, MAW, MAW" AYU YIDHI, waxana mar qudha sacab , iyo mushaxarada xamaasadaysan a y isla oogsaden dadkii madasha fadhiyey. Waxa iyana madasha masraxiyad aad u soo jiidatay dadkii madasha fadhiyey ku soo Bandhigay Naadi kamid ah Naadiyada kumidaysan Dallada SYNA oo la yidhaa Horseed, majaajilada ay kooxda horseed soo bandhigeen oo uu sameeyey Abwaanka Da;’da yar ee C/raxman Ubaxle ayaa kahadlaysay marxaladihii uu Dalka Somaliland soo maray tan iyo 1960kii. Ugu Danbanyntii Munasibadda waxa lagu soo xidhay hees waddani ah oo Midhaheeda ay leedahay AbwaanLayla Maxmed Siciid oo ah Madaxa FANKA IYO SUGANTA EE dallada SYNA, waxana Codka saaray Actorkii Riwaayada Maxmed Aadan Black, iyadoo Munasibadduna ay ku soo Dhammatay Jawi Deggen iyo Damaashaad farxad badani ku dheehntahay.
| |||||||||
Hadhwanaagnewsburco/Office
Ilkacase1@hotmail.com
Submitted By: Mustafa Burco