Thursday, March 31, 2011

Maska dilaaga ah ee Cobra oo ku lumay Magaalada New York iyo booliska oo dadka uga digay

America (Burcotoday) Shaqaalaha Xerada Xayawaanaadka Bronx Zoo ee Magaalada New York ayaa baadi goobayo halka uu jaan iyo cirib dhigay mas nuuca ugu sunta badan Cobra kaasoo ka baxsaday halki uu ku jiray America (Burcotoday) Shaqaalaha Xerada Xayawaanaadka Bronx Zoo ee Magaalada New York ayaa baadi goobayo halka uu jaan iyo cirib dhigay mas nuuca ugu sunta badan Cobra kaasoo ka baxsaday halki uu ku jiray Maskan ayaa ah Cobra nuuca laga helo Masar waxaana qofka uu qaniino uu ku dhiman karaa ilbirqsiyo ama sikino sida ay sheegeen saraakiisha ku xeel dheer dhinaca masaska. Jimcihi ayuu kasoo baxsaday Xarunta lagu xanaaneeyo xayawaanka ee Bronx...

Wafti balaabdhan oo uu Hogaaminayo Wasirka Cadaalada oo Booqday magaalada Berbera

...

Saturday, March 26, 2011

MUCJISO- Wiil Yar Oo Seddex Jir Ah Oo Lagu Arkay Astaamo Amakaag Leh Oo Ay Werwer Xoog Leh Ka Muujiyeen Waalidkii.

China-(BCT)- Wiil aad u da” yar oo Seddex jir ah oo u dhashay dalka China ayaa lagu soo waramayaa in uu ka yaabiyay waalidkiisii dhalay iyo guud ahaan dadka dunida ku noolba. China-(Burcotoday)- Wiil aad u da” yar oo Seddex jir ah oo u dhashay dalka China ayaa lagu soo waramayaa in uu ka yaabiyay waalidkiisii dhalay iyo guud ahaan dadka dunida ku noolba. Wiilkan yar  oo cuna maalin walba xilliga qadada Seddex sixni oo waaweyn oo bariis ah ayaa culayska miisanka jidhkiisu uu shan jeer ka weyn yahay kii caadiga ahaa ee looga bartay da”diisa, waxaanu gaadhay in ka badan Lixda kiilo oo xoogga ka maso ah. Qadadii ayuu cunaa 3 Saxan oo...

Dhulgariir ka dhacay dalka Burma oo ay dad ku dhinteen.

Burma -(BCT)-Mas´uuliyiin u dhalatay dalka Burma ayaa sheegay in dhulgariir shalay galab uu ka dhacay laba magaalo oo katirsan bariga dalkaas,iyadoo ay ku dhinteen 5o qof gurya badana ay ku burbureen. Burma -(HWN)-Mas´uuliyiin u dhalatay dalka Burma ayaa sheegay in dhulgariir shalay galab uu ka dhacay laba magaalo oo katirsan bariga dalkaas,iyadoo ay ku dhinteen 5o qof gurya badana ay ku burbureen. Machad laga leeyahay Mareykanka oo daraaseeya arrimaha dhul gariirka ayaa tilmaamay in labada dhulgariirka ee isu dhowaa oo shalay galab ka dhacay waqooyi bari dalka Borma oo xuduud la ah dalka Thailand ay awoodiisu dhameyd 7-doba darajo oo Rictor. labada...

Yuhuuda oo weli duqeynaya Marinka Qaza iyo waziirka gaashaan dhigga Mareykanka oo taageeray.

New York-(BCT)-Ciidamada Isra´el ayaa weli wada duqeynta ay u geysanayaan Marinka Qaza iyagoo shalay galab saddex qantaal ku dhuftay Maringa Qaza, gantaalada ayaa lala beegsanayay kooxda Cizaddiinal Qassaam BCTHWN)-Ciidamada Isra´el ayaa weli wada duqeynta ay u geysanayaan Marinka Qaza iyagoo shalay galab saddex qantaal ku dhuftay Maringa Qaza, gantaalada ayaa lala beegsanayay kooxda Cizaddiinal Qassaam ee ka dagaalama Waqooyiga Qaza iyo goob kale oo lagu magacaabo Asafiinah oo ay ku sugnaayeen ciidanka Xamaas. Duqeynta ay isra´iliyiinta fuliyeen ayaa waxaa ku dhintay 3 qof afar kalana wey ku dhawaacmeen, kooxaha muqaawada ee ka dagaalama Falastiina waxey sheegtay dhowr gantaal oo lagu tuuray koonfurta Isra´el gaar ahaan magaalada Ashduud iyo koonfurta Tal-abib. dhanka kale Waziirka gaashan...

Magaalada Hargaysa Oo Biyo La´aantii Ugu Xumayd Soo Wajahday, Qiimaha Foosta Oo Cirka Galay Iyo Wasiirka Macdanta Iyo Biyaha Oo Sheegay Inaanu Wax Ka Qaban Karin Biyo La´aanta Hargaysa

Hargaysa (BCT):-Iyadoo wakhtiyadii u dambeeyey ay deegaanada Somaliland iyo Dhulka kale ee Soomaaliduba ay jiraan Abaaro aad u ba´an oo daba dheeraaday ayaa waxay Saamayn xoog Aamiin Hassan Daacad Maamulha shabakadan Hargaysa (BCT):-Iyadoo wakhtiyadii u dambeeyey ay deegaanada Somaliland iyo Dhulka kale ee Soomaaliduba ay jiraan Abaaro aad u ba´an oo daba dheeraaday ayaa waxay Saamayn xoog leh ku yeelatay  Dadka iyo Duunyadaba, isla markaana waxaa adkaata oo cidhiidhi gasha Waxkasta oo qawtal daruuri ah, kuwaasoo inta badan la jaan-qaada hadba xilliga lagu jiro, hase ahaatee marka ay yimaadaan duruufaha noocan oo kale ahi waxa lagu baxsan jiray oo Dad iyo Duunyaba ciirsi la bidi jirey Magaallooyinka waa weyn, kuwaasoo Gurmad iyo taakulayn looga samayn jirey Dadyowga abaaruhu saameeyaan. Magaalada...

Wednesday, March 23, 2011

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo U Magacaabay Agaasime Cusub Waaxda Farsamada Wasaaradaasi Agaasimihii Horena Xilka Ka Qaaday

Hargeysa (Burcotoday)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Xaabsade ayaa maanta agaasime cusub u magacaabay Waaxda farsamada ee wasaaradaasi Mr. Axmed Saleebaan Maxamed, kadib markii uu isla Wasiirka muu  sababayn xil ka qaadista masuulkaasi oo ah nin khibrad u leh farsamada uu ku shaqeeyo, ahna daacad, dadkuna wada jecel yihiin Wasiirka Warfaafinta Somaliland Xaabsade wax fah-faahina kamuu bixin xilka qaadista masuulkan Mr Ibraahin Shiine  kana mid ahaa aasaaseyaashii iyo xubnihii ugu miisaanka weynaa suxufiyiintii ka hawl geli jiray Idaacadii madaxa banaanayd ee Radio Horyaal, sidoo kalena...

Tuesday, March 15, 2011

Maydadka Laba Kun Oo Qof Oo Maanta La Helay Iyo Qarax Kale Oo Ka Dhacay Dab Dhaliye Ku Yaala Warshad Nukliyeeka Ee Japan

Wakaaladaha Wararka-(Burcotoday)- Wararka ka imanaya dalka Japan ayaa sheegaya in qarax kale uu ka kacay  Wakaaladaha Wararka-(burcotoday)- Wararka ka imanaya dalka Japan ayaa sheegaya in qarax kale uu ka kacay dab dhaliyaha saddexaad ee ku yaala xarun Warshad Nukliyeer ah oo waxyeelo ka soo gaadhay dhulgariirkii ka dhacay dalka Japan.Qaraxan ayaa sababay in uu dab ka kaco iyada oo uuro iyo qiiq aad u badani ay cirka isku shareereen, waxaana goobtaa ku xidhmay dayaan iyo daruuro ceeryaan ah.Xoghayaha golaha Wasiirada ee dalka Japan ayaa ka dhawaajiyay in aanay khatar badan lahayn halista ka iman karta qaraxa shucaaca ka soo burqanaya walxaha hydrogen-ta ah ee ku yaala War ay maanta faafisay Wakaalada wararka ee dalka Japan ayaa daboolka ka qaaday in ciidamadda samata bixintu ay maanta...

Monday, March 14, 2011

Dawladda Kenya Oo Shaaca Ka Qaaday Cabsi Ay Ka Qabto Suurtta Galnimada Weeraro Is Qarxin Ah Oo Xarakada Al-Shabaab Ay Ka Fuliso Gudaha Dalka Kenya

Kampala- (Burcotoday) –Dawlada dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ay ka baqdin qabto weeraro is miidaamin ah oo Kampala- (HWN) –Dawlada dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ay ka baqdin qabto weeraro is miidaamin ah oo qaraxyo ah in Xarakada Al- Shabaab ay ka fuliso meelo ka midb ah gudaha dalka Kenya, gaar ahaan caasimada dalkaa ee Nairobi, sidaana waxa daboolka ka qaaday afhayeen maanta u hadlay xukuumada Kenya oo lagu magacaabo Bogita Ongeri. Af hayeenku waxa uu si weyn uga dayriyay cabsida dalkiisa kala soo kala gudboonaatay dagaalada ka socda xadka uu dalka Kenya la wadaago dalka Soomaliya, waxaanu tibaaxay in ay halkaa geeyeen ciidamo tiro badan oo aad u hubaysan si ay u baajiyaan halisaha jira, isagoo xusay in ay ka warqabaan hanjabaadihii is daba jooga ahaa ee dalkiisa uga imanayay...

Xarumaha Hubka Nugliyeerka ee wadanka Japan oo cabsi xoogan ay kajirto

Jaban (Burcotoday) Waxaa sii kordhaya dhibaatooyinka kusoo aadan xarunta fokoshiima ee nuc-lairka ee ku taala waqooyi bari ee dalka jaban kadib markii uu dhacay dhulariirkii baaxada weynaa ee sonami oo geystay Jaban (Burcotoday) Waxaa sii kordhaya dhibaatooyinka kusoo aadan xarunta fokoshiima ee nuc-lairka ee ku taala waqooyi bari ee dalka jaban kadib markii uu dhacay dhulariirkii baaxada weynaa ee sonami oo geystay dhibatooyin ad u baahsan iyadoo dadka dhintay iyo kuwa la weysanyahay ay gaarayaan 1800  oo qof. Shirkadda ku howlan xarunta saddexad ee sameynta Nuclierka ayaa sheegtay in uu kordhay heer kulka gudaha xarunta kadib markii...

SAwir Qaade ka tirsana Al-jazeera oo lagu dilay dalka Liibya

Chanel-ka Aljazeera ayaa waxey shaacisay in lagu dilay meel u dhow magaalada Banqazi mid kamid ah shaqaalaheeda oo lagu magacaabayay Cali Xasan Al-Jabir oo ahaa filim qaade aad looga qadariyo Saxaafada isagoo dhashay 1955-tii Chanel-ka Aljazeera ayaa waxey shaacisay in lagu dilay meel u dhow magaalada Banqazi mid kamid ah shaqaalaheeda oo lagu magacaabayay Cali Xasan Al-Jabir oo ahaa filim qaade aad looga qadariyo Saxaafada isagoo dhashay 1955-tii. Al-jabir oo ahaa sawir qaade ayaa u dhashay dalka Qadar waana qofkii ugu horeeyay oo katirsan chanelka Aljazeera oo ku geeriyooda dibad baxyada kasocda liibiya ee bilowday bartimihii bishii February. Wariyaha...

Saturday, March 12, 2011

Faah Faahinta kulanka Caawa ee Darbiga ah Waa Man Utd vs Arsenal iyo Qodobo kale oo Muhiim ah

Waxaa kadhici doona garoonka Old Trafford caawa kulan adag oo dhex mari doona kooxda iska leh garoonkaas ee Man United iyo kooxda reer London Arsenal Waxaa kadhici doona garoonka Old Trafford caawa  kulan adag oo dhex mari doona kooxda iska leh garoonkaas ee Man United  iyo kooxda reer London Arsenal Kulaan oo katirsan koobka ugu da,da weyn wadanka ingriiska ee FA Cup-ka ayaa waxaa laga daawan doona Geeska Afrika saacadu Markey tahay 8:15.Xusuusta labadaan kooxood Kulankaan waxaa uu dhex marayaa indhaha koobka FA up-ka maxaa yeelay waa labada naadi ee ugu badan hanashada koobkan Kooxahan Man United waxaa ay isku cel celkis ahaan...

Tuesday, March 8, 2011

Wararkii ugu Danbeeyey Magaaladda Laas-caanod iyo Dilal ka dhacay.

Monday, 07 March 2011 Laas-caanod-(burcotoday)-  Masuuliyiinta Booliska ee gobolka Sool ayaa Cadeeyey in Caawa Taliyihii Ciidanka S irdoonka gobolkaasi Mr: Muxamuud maxmed Xirsi(Asad) Toogasho lagu Dilay Gudaha magaaladda Laas-caanood, isla markaana Dhaawacna loo gaystay ku Xigeenkiisi Carab Qawdhan Warsame. Falkan ayaa la sheegay in koox dablay ahi Fuliyeen, kuwaasoo  oo aan ilaa hadda la Aqoonsanayn. Sida Masuuliyiinta booliska gobolkaasi sheegeen waxa kale falkaasi ku dhaawamay qof Haweenay ah oo maraysay gobotaasi Falku ka dhacay. Arrimaha ayaa ku soo beegmaaya Wakhti ay magaaladda Laas-caanood ay ku sugan yihiin Wafti...

War Deg Deg Ah Dawladda Ingiriiska Oo Ka Fiirsanaysa Inay Ku Darto Liiska Argagixisada Adduunka Kooxda SSC, Warbixin Ay Soo Saaray Wasaaradda Arrimaha Guduhu.

London-BURCOTODAY) Dawladda Ingiriiska ayaa qarka u saraan inay u aqoonsaro koox argagixisada caalamka kamid ah, ururka nabadiidka ah ee SSC, xog ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha ee Home Office loyaqaan ayaa lagu sheegay in xubno kamid ah ururkani ay maganyihiin weraro (London-Burcotoday) Dawladda Ingiriiska ayaa qarka u saraan inay u aqoonsato koox argagixisada caalamka kamid ah, ururka nabadiidka ah ee SSC, xog ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha ee Home Office loyaqaan ayaa lagu sheegay in  xubno kamid ah ururkani ay maganyihiin weraro ismidaamin ah oo lagu soo qaado dawladda ingiriiska. Xogaha ku saabsan weerar ay kooxdani...

Tuesday, March 1, 2011

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhamaal Tacsi Ah U Diray Eheladii, Qoyskii iyo Guud Ahaan Shacabka Reer Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Cabdi Dhoore

 Hrgeysa(HWN):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa dhambaal tacsi ah u diray Eheladii, Qoyskii,Qaraabadii,Mudanayaasha Golaha Guurtida iyo Guud ahaan Shacabka reer Somaliland,isaga oo ka tacsiyadeynaya Geeridii naxdinta lahayd Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa dhambaal tacsi ah u diray Eheladii, Qoyskii, Qaraabadii, Mudanayaasha Golaha Guurtida iyo Guud ahaan Shacabka reer Somaliland, isaga oo ka tacsiyadeynaya Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Maxamed Cabdi Dhoore oo ahaa xubin sharafeed ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland  Sidaa...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qasrigiisa Ku Qaabilay Wefti Maal-gashadayaal ah Oo Ka Kooban Todoba Xubnood

War-saxaafadeed uu ka saxiixanyahay Afhayeenka Madaxtooyada Mr Cukuse, oo Kulankaasi lagu faahfaahiyey ayaa goor dhawayd soo gaadhay xafiiska warqabadka Hadhawnaag Media, waxaanu u qornaa sidan: War-Saxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Qasriga madaxtoooyada maanta ku qaabilay Wefti 7 xubnood ka kooban oo Maal-gashadayaal ah kana socda Dalka Maleysiya. Madaxweynuhu waxa uu Xubnaha Weftiga uga Waramay Siyaasada Xukuumada Somaliland ee la Xidhiidha Maalgashiga Dalka, waxaanu Madaxweynuhu si faah-faahsan u cadeeyey inay Dawlada Somaliland Gacmo furan ku soo dhawaynayso Cidkasta oo maalgashi ku samaynaysa qaybaha...

Pages 381234 »