Guddida Doorashada Madaxwaynaha Somaliya Oo 22 Musharax Siiyay Waraaqo Ay Ku Soo Buuxinayaan Magacyadda Musharixiinta Kalsoonida Siinaya
Muqdisho (BCT) Sept 3,2012 – Guddida doorashada Madaxwaynaha Somaliya ayaa maanta bilaabay qabashada araajida Musharixiinta Madaxwaynuhu ku dalbanayaan inay ka qayb-galaan tartanka doorashada oo dhici doonta 10-ka bishan September.
Guddoomiyaha guddida doorashada Madaxwaynaha Somaliya ayaa sheegay inay maanta 22 Musharax siiyeen warqado ay ku soo buuxinayaan Magacyadda 20 Musharax oo kalsooni siinaya marka la bilaabo tartanka doorashada, sidoo kalena waxay Musharixiinta fareen inay lacagta diwaangalinta...